5 Degmo Oo lagu Dhawaaqay Natiijada hordhaca ah Ee Doorashada Golaha Deegaanka Somaliland

Hargeysa(RH):-Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa hada si rasmi ah ugu dhawaaqay Natiijada hordhaca ah Doorashada Golaha Deegaanka oo ah 5 Degmo Doorasho

 

Shanta Degmo Doorasho ayaa kala ah

(1) Sallaxley

(2) Gar'adag

(3) Saylac

(4) Xudun

(5) Lughaya

Wadarta Guud Ee Saddexda Xisbi kala Haystaan ayaa ah

(1) Kulmiye 24 Xildhibaan

(2) Wadani 13 Xildhibaan

(3) Ucid 10 Xildhibaan

1. Sallaxley

Natiijada hordhaca ah ee degmada Sallaxley ee golaha deegaanka

Kulmiye 4

Ucid 3

Waddani 2.

2. Degmada Gar adag ee Gobolka Sanaag ee golaha deegaanka.

Kulmiye 4

Waddani 3

Ucid 2

3.degmada Saylac ee golaha deegaanka

4 Kulmiye

4 Waddani

3 Ucid

4.Degmada Xudun

Natiijada hordhaca ah ee golaha deegaanka ee Xudun 9 Xubnood.

7 Kulmiye

2 Waddani.

5.Natiijada hordhaca ah ee degmadda Lughaya ee golaha deegaanka.

5 Kulmiye

2 Waddani

2 Ucid

 

 

Category