Carruurta yeryer ma u baahan yihiin T๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ณ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ, T๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ณ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ธ๐—ฎ, ๐—ถ๐˜„๐—บ)?

๐— ๐—ฎ ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ถ๐—ป ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜†๐—ฎ๐—ฟ ๐Ÿญ๐Ÿด ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ฑ ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐˜‚ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ป ๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐˜† ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ (๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ณ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ, ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ณ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ธ๐—ฎ, ๐—ถ๐˜„๐—บ)?

Cilmi-baarisyadu waxay cadeeyeen in carruurta yaryar ay u baahan yihiin waxyaabo ka muhiimsan daawashada shaashadaha si ay maskaxdooda iyo garaadkooda si fiican u kobciyaan. Halkii ay shaashadaha daawan lahaayeen, waxay u baahan yihiin:

Image removed.ย ๐—Ÿ๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—น: in lala hadlo, sheekooyin loo akhriyo.
Image removed.ย ๐——๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น๐—น๐—ฎ-๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ๐˜†๐—ป: in lala ciyaaro, lana maaweeliyo.
Image removed.ย ๐—๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐˜†๐—น: in la siiyo dareen iyo naxariis.
Image removed.ย ๐—–๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ณ๐—ผ๐—ผ๐—น-๐—ธ๐—ฎ-๐—ณ๐—ผ๐—ผ๐—น ๐—ฎ๐—ต: in lala ciyaaro ciyaaro toos ah oo aysan kala dhexeyn wax shaashad ah.

W/Q" Dhaqtarkaaga carruurta,๐——๐—ฟ. ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—บ ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ผ๐˜‚๐—ฑ, waxa uu kula talinayaa in carruurtaada aad siiso waxa ay dhab ahaan ugu baahan yihiin si ay u koraan una horumaraan.

๐—ง๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ผ๐˜๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ: Yaree wakhtiga ay carruurtaadu ku qaadanayaan daawashada shaashadaha, kana dhig fursad aad kula ciyaarto oo aad xiriir adag kula dhisato.

Category