DAAWO: Madaxweyne Farmaajo oo Kormeeray Dugsiga Tababarka Janaraal Gordon

Madaxweyne Farmaajo ayaa ku dhiirri geliyey ciidankan oo dhawaan ku wajahan furimaha dagaalka, sida ay u ajiibeen baaqiisii ku saabsanaa difaaca dalka “Waxaan idin ku ammaanayaa in aad ajiibteen codsigaygii ku saabsanaa in la helo mutadawiciin ka qeyb qaata difaaca dalka, Waxaan rajeynayaa in aad noqotaan kuwii ka xoreeyn lahaa dalkan nabaddiidka caadeeystay in ay si arxan darro ah u daadiyaan dhiigga shacabka Soomaaliyeed."

DAAWO sawirada

https://madmimi.com/p/68cd6c?fe=1&pact=596853-145972422-3962805714-06550f82b3feac52936981670d8d013a7ecb4ff6

Category