Denmark: Doorashada Arbacda waxaa xukunka la wareegi doonta dawlad cusub.

Sahankii ugu dambeeyay oo ay sameysay Voxmeter ayaa hada soo baxay waxaanu sheegayaa in xisbiga xagjirka aha ee Islaamka neceb ee lagu magacaabo Stram Kurs  oo uu hogaamiyo  Rasmus Paludan aanu helidoonin cod uu kusoo gallo baarlamaanka Denmark doorashada dhici doonta Arbacada.

halkan ka eeg sida la rajeynayo in xisbiyadu codka ukala helidoonaan , tirada baraakadka ku jirtaa waa tiradii uu xisbi waliba haystay doorashadii 2015 kii  tan horena waata la rajaynayo in xisbigu helo hada.

 

* Socialdemokratiet: 29,3 / 54 kursi (26,3 procent)

* Det Radikale Venstre: 8,8 / 16 kursi (4,6 procent)

* Det Konservative Folkeparti: 4,6 / 8 kursi  (3,4 procent)

* Nye Borgerlige: 2,1 / 4 kursi (0,0 procent)

* Socialistisk Folkeparti: 8,7 / 16 kursi (4,2 procent)

* Liberal Alliance: 2,8 / 5 kursi (7,5 procent)

* Kristendemokraterne: 1,9 / 0 kursi  (0,8 procent)

* Dansk Folkeparti: 9,9 / 18  kursi  (21,1 procent)

* Venstre: 17,7 / 32 kursi  (19,5 procent)

* Enhedslisten: 9,1 / 17 kursi (7,8 procent)

* Alternativet: 2,9 / 5 kursi (4,8 procent

* Klaus Riskær Pedersen: 0,4 / 0  masoo baxayo (0,0 procent)

* Stram Kurs: 1,2 / 0  masoo baxayo (0,0 procent)

* Øvrige: 0,2 / 0 mandater

Kooxda Casaanka/ Guduudka , isugeyn: 59,2 procent - 108 kursi  baarlamanka lafilayo  (47,7 procent – 85 kursi baarlamanka hada )

Kooxda Buluuga , isugeyn: 40,6 procent - 67 kursi baarlamanka la filayo  (52,3 procent – 90 kursi baarlamanka hada )

Voxmeters oo ka saadaalisa arimaha siyaasada waxa ay cabir aragtiyeedkan qaadey intii udhaxeysay  31. maj til 2. juni  waxaana suaalha doorashada la waydiiyey 1006 doortayaal ah oo madaxbanaan  da' ahaana gaadhey  18 ama kaweyn.

Voxmeter waxa aty maalinwalba telefoon ku waydiisaa xisbiga ay u codeynayaan 330 qof oo cusub oo codbixiyaal ah.

 

Dardaaran . Ogow in hadii aad codbixinkarto codkaaga aad loogu baahan yahay. 

 Fadlan qeybta faalada ee hoose  kuqor xisbiga aad u codeyn laheyd.

 

isha xogta : Voxmeter 

Tarjumaada iyo diyaarinta . Maxamed-amin Siyaad Cabdi

Category