Denmark: Natiijadii doorashada Baarlamaanka yurub ee shalay dhacdey

RH. Kolding : Waxaanu halkan idiinku soo badhigaynaa sidii xisbiyadu u kala heleen kuraasta baalamaanka yurub ee shalay loo codeeyay, anaka oo bar bardhigayna  doorashadii 2014kii  si aad u aragto xisbiyada wax u kordheen iyo kuwa wax ka dhaceen.

cdfe4

Venstre:  afar kursi  (+ 2  ayaa u kordhey)

Socialdemokraterne: saddex kursi  ( waxba isma badallin)

SF:  laba kursi  (+ 1  ayaa u kordhey)

Dansk Folkeparti:  hal kursi (- 3  ayuu lumiyey)

Radikale: Laba kursi  (+ 1 ayaa u kordhey)

Konservative: Hal kursi ( isma badalin)

Enhedslisten: Hal kursi  (+ 1  hal kursi )

Folkebevægelsen mod EU:  waxba may helin  (- 1 kursibey lumiyeen )

Alternativet:  may soo gallin  ( horena ugumey jirin)

Liberal Alliance: may soo gallin  (horena ugumey jirin)

 

vftj

 

Diyaarinta: Maxamed-amiin Siyaad

Category