Denmark: Qodobada warka ugu waaweyn maanta

RH: Wararka wadanka Denmark ugu waaweyn waxaa ka mid ah maanta

 

1- Hay'ada caafimaadka Sweden oo codsatey in la furo xuduudka u dhaxeeya wadadamada Denmark iyo Norwey, waxaaney u sababeeyeen fiditaanka Covid-19 oo ay labada dalba siwanaagsen u kaantarooleen, go'aanka waxaa leh dawlada oo jawaab laga sugayaa.

2. Magaalada Sbejerg-Denmark oo markii ugu horeeysay uu Caabuqa Covid-19 ku fidayo xaafadaha ay ajanabigu ku badan yihiin sida stengårdsvej  iyo dawlada oo geysay xaafadahaas , goobo deg-deg ah oo tijaabada lagu qaado

3- Denmak oo laga yaabo in qeybo kale la furo dhamaadka bishan, kadib kolkii xisbiyada baarlamaanka qaarkood sidaas codsadeen.

Category