Gobolada,Degmooyinka,iyo Tuulooyinka Somaliland Oo Maanta Si Nabada Looga  Ciiday

Hargeysa(RH)Waxaa Maanta si nabada oo  looga Ciiday Gobolada,Degmooyinka iyo Tuulooyinka Somaliland Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Ahna Ku Simaha Madaxweynaha Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil Saylici ayaa Boqolaal ka mid ah Bulshada ku dhaqan Caasimada Somaliland ee Hargeysa kula Tukaday Salaadii Ciida Musjid Jaamaca weyn ee Magaalada Hargeysa.

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Ahna Ku Simaha Madaxweynaha Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil Saylici waxaa Uu Bulshada Somaliland iyo Guud ahaanba Umada islaamka uu ugu Hambalyeeyey Munaasibaa Ciidul Axda.

 

Geesta kale Masuuliyiinta  kala duwan ee Gobolada Togdheer,Awdal,Sanaag,Sool ,Gabiley ayaa  Subixi hore ee saaka Bulshada Deegaanadaasi kala qaybgalay Tukashada Salaada Ciidul Adxa.

Category