Mid kamid ah saraakiisha ugu sarreysa TPLF oo isku dhiibtay dowladda Itoobiya

Guddoomiyihii hore ee Aqalka Sare ee Itoobiya Keria Ibraahim oo kamid aheyd saraakiisha ugu sarreysa TPLF ayaa isku dhiibtay ciidamada Itoobiya kaddib markii ay la wareegeen caasimadda Tigray ee Mekelle.

Keria Ibraahim ayaa bishii Juun iska casishay xilka afahayeenka aqalka sare kaddib markii baarlamaanka Itoobiya ay u codeeyeen in dib loo dhigo doorashada cudurka Covid-19 awgii.

Waxay xilliggaas Abiy ku eedeysay in uu ku xadgudbayo sharciga dalkaas.

xigasho. BBC

Category