Ninkii sawirey farshaxankii Islaamka ka cadhaysiiyey oo geeryoodey

RH: Kurt Westergaard  ayaa ahaa ninkii sawiray 2005 tii farshaxan lagu aflagaadeeyey nabi Maxamed kaas oo lagu daabacey wargeysaka Jyllands-Posten oo ka soo baxa Denmark  , farshaxankan ayaa ka cadheysiiyey malaayiin qof oo muslimiin ah  oo dunida meelo kala duwan ku nool , dadkaas  oo mudahadaado rabshada wata ka dhigay caalamka sida kii lagu gubey safaarada Denmark ay kulaheyd magaalada Dimishiq ee dalaka suuriya.

Kurt Westergaard oo 86 jir  ahaa ayaa geer yoodey kadib sannado badan oo uu cabsi ku noolaa iyada oo 24 saac la ilaalin jiray, sannadkii 2010 ayaa nin soomaali ah oo Faash ku hubeysani ku weeraray gurigiisa , waxaase ka soo gaadhay booliiska oo xidhay ninkaas oo markii dambe lagu xukumay 10 sanno oo xabsi ah iyo mastaafur  , nikaas ayaa ilaa hada xidhan  waxaanu kamid yahay dad xabsigoodii dhamaystay balse aan la heyn dal nabad ah oo loo celiyo.

 

 

 

 

 

måtte de sidste mange år af sit liv leve med livvagter, efter hans satiretegning af profeten Muhammed i 2005 blev trykt i.

Category