Qubadii madaxweyne Farmaajo ee Shir Madaxeedka Midowga Afrika

Sharaf bay ii tahay inaan qayb ka ahaado munaasabaddan kalfadhiga 32aad ee Shir Madaxeedka Midowga Afrika, iyada oo cinwaankiisu yahay "Qaxootiga, Barakacayaasha Gudaha iyo kuwa Dibedda ka soo laabanaya ee Afrika." 
Cinwaanka sannadkani waxa uu muhiim u yahay Afrika, gaar ahaanna Soomaaliya.

 

sii akhri

https://madmimi.com/p/0299cd?pact=798175-149712093-3962805714-f87509d4464a994d8c7c28dc8197bdeb383ebaf1

Category