Somaliland Oo Dalka Jabuuti Uga Mahadnaqday Gogoshii Wada-hadalada Somaliland iyo Soomaliya

Hargeysa(RH):-Xukuumada Somaliland ayaa maanta  Dalka Jamhuuriyada Jabuuti Uga Mahadnaqday Gogoshii  ay u Fidisay  shirkii Wada-hadlada Somaliland iyo Soomaliya  ee Maalintii shalay furmay Waddanka Jabuuti.

Sidaasina waxaa lagu sheegay War-Saxaafadeed ka soo Baxay Wasaarada Arimaha Dibada iyo iskaashiga Caalamiga Ah ee Somaliland Waxaanu u dhignaa sidan:-

w

 

Category