Tacsi: Geerida Xildhibaan Axmed Xaashi Cabdi

  1. Ismaaciil Siyaad aw Cabdi xaaskiisa iyo Caruurtiisa
  2. Kawsar  Siyaad aw cabdi iyo Caruurtieeda
  3. Abwaan Rashiis  Siyaad aw Cabdi xaaskiisa iyo Caruurtiisa
  4. Amb. Cabdiraaaq Siyaad aw Cabdi xaaskiisa iyo Caruurtiisa
  5. Mohamed-amiin  Siyaad aw Cabdi xaaskiisa iyo Caruurtiisa
  6. Cabdinajax Siyaad aw Cabdi xaaskiisa iyo Caruurtiisa
  7. Xamse Siyaad aw Cabdi xaaskiisa iyo Caruurtiisa
  8. Siciid Siyaad aw Cabdi xaaskiisa iyo Caruurtiisa
  9. Farxiya Siyaad aw Cabdi  ninkeeda iyo caruurteeda
  10. Guuleed Siyaad aw Cabdi xaaskiisa iyo Caruurtiisa
  11. Axmed Cabdi Buraale  xaaskiisa iyo Caruurtiisa
  12. Hooyo Maryam Axmed Dable Allamagan
  13. Ilma Deeg Axmed Dable 
  14. Dhamaan Ilma Axmed Dable iyo qoysaskooda iyo caruurtooda

Waxa iyaga oo ka tiiraanyeysan ay tacsi halkan uga dirayaan Xaaskiisii iyo caruurtiisii iyo walaaladii  ilma Xaashi Cabdi

Geerida naxdintaleh ee ku timid xil, Axmed  Xaashi Cabdi  oo Xaley ku geeryoodey  Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga .

Waxa ay Ilaahay uga baryayaan in uu naxariistiisa iyo janadii firdawsa  ugu deeqo,

  dhamaan qoykana uu samir iyo iimaan ka siiyo. aamiiin

Category