Xukuumada Somaliland Oo Go”aan Ka Soo Saartay Lacagta Ay Qaadaan Wakiilada Maraakiibtu

Hargeysa(RH)Wasaarada Ganacsiga,Warshadaha iyo Dalxiiska Somaliland ayaa Goaan ka soo saartey Lacagaha Khidmada ah ee Ay Qaadaan Wakiilada Maraakiibta ee ka soo daga Dekeda Magaalada Berbera Taasi oo maalmihii u dambeeyey Khilaaf ka jirey .

 

Sidaasina waxaa lagu sheegay Qoraal maanta ka soo baxay Xafiiska wasiirka wasaarada Ganacsiga,Warshadaha iyo Dalxiiska Somaliland Maxamuud Xasan Sacad

Waxaana Wakiilada Maraakiibta lagu Amrey lacagaha Khidmada ah ee ay  ka qaadaan Mulkiilayaasha Badeecadaha la soo dagaya in maanta wixii ka dambeeya  lagu saleeyo Shixnad Noqotana lacagtaasi  85 Dolllar

5y

 

Category