Xukuumada Somaliland Oo xayirtay Eryal TV iyo Horyaal TV

Hargeysa(RH)Xukuumadda Somaliland ayaa  Maanta la wareegtey Xarumihii guud ee telefishannada Horyaal iyo Eryal ee Magaalada Hargeysa, Ciidamo sida warqadd xayiraadda ayaa saaka qabsaday Xarumaha Telefishenada  Horyaal, iyo Eryal iyagoo ku  Amrey Hawlwadeenada inay shaqada joojiyaan.

 

Ilaa hada xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi  wax faahfaahina kama bixin Talaabadan ay Albaabada ugu laabtey Xarumaha Tvyadan Madaxabanaan,Balse Waxay wararku sheegayaan in warqadan lagu Xayirey labadan Telefishan ay ka soo baxday xafiiska Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta  Somaliland Maxamed Muuse Diiriye.

Category