Gabdhaha Itoobiya ee ka shaqeeya Sacuudiga oo mushaar ahaan u qaadanaya $266

Riyadh (RH)-Dawladaha Sucuudiga iyo Itoobiya ayaa gaadhey heshiis ku saabsan mushaharka ugu yar ee lasiinkaro gabdhaha reer Itoobiya ee shaqada u aada dalka Sucuudiga.

Heshiis ay gaareen labada wasiir arrimaha shaqaalaha iyo bulshada labada waddan ayaa lagu go'aamiyey in xaddiga lacagta ugu yar ee gabdhaha Sacuudiga la siinkaro ayaa laga dhigay1000 Saudi Riyal oo udhiganta (iIlaa $266).

Halkan Hoose ka dhageyso warbixin uu diyaariyey Tifaftiraha Radio Hormuud Maxamed Aamiin Siyaa, waxaa soo jeedinaya Maxamed Kaafi.