Qoshaha degmada xaafadaha Skovparken iyo Munkebo ee Kolding

kuc

Duqa degnada Kolding ayaa Jørgen Petersen ayaa casuumey waxgaradka reer kolding si ay tallo uga bixiyaan xalka xaafadaha iskuraranta ah.