Wafti ka yimid dalka Sucuudiga oo Kolding soo booqdey

sauudi

Waftigan ayaa u yimid Kolding si ay aqoon uga korarsadaan nidaamka waxbarashada iyo barbaarinta ee Denmark.