Denmark: Mohamed waa Injineerka dhisaya dabaqyo dhaadheer oo laga hirgalindoono Kolding

Kolding (RH)-Wax la sugaba waxaa la dhagax dhigay dhismayaasha dhaadheer ee laga dhisi doono waddada Fjordbrynet oo kutaala  Lystbådehavn Kolding.

Si xawli ah ayaanu u bilowday  hirgallinta dhismahan ayuu Mohamed Farah usheegey wargeyska JV. Dhismaha waxaa maalgaliyey  saduuqa hawlgabka ee PFA.

Dhageyso warbixinta