Mustafa oo dhawaan soo saaraya buug uu ka qoray nolashiisa Skovparken

Waa kuma  Mustafa:-Mustafa waa 34 jir waxa uu ka soo jeedaa dhalasho ahaan  dalka Libnan , shaqadiisa caadiga ahi waa rinjiile  (male), waana gudoomiyaha gudida waalidiinta ee Munkvænget skole ,waxa la keenay Denmark isaga oo dhabta lagu sido, qoyskiisa iyo eheladiisu waa dad islaama oo had iyo jeer u dardaarmi jiray cabsida Alle, hada se waxa uu sheegay Musatafa in uu gabi ahaanba ka baxey diinta Islaamka, sida  lagu qorey wargeysaka JV.

Halkan hoose ka dhageyso