Wareysi ku saabsan suuqa shaqada ee wadanka Denmark

Waraysigan xiisaha leh oo aanu idiinka soo xulney keydka barnaamijyada ee Radio Hormuud waxaanu 10 sanno kahor ka qaadney Abdifataah Ahmed Abdi.