BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
11 visitors online
Total visits: 154881
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Radiohormuud TV
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Halganew
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
NEW. Hayaan.com


Barnaamij xiiso leh oo ay VOA ka diyaarisay . Xaalada Somaliland shalay iyo maanta .


02.Ju.10. Silaayo oo ka hadlay dawlada uu soo dhisi doono.Faysal C.Waraabe oo ka digay in aan la bililiqaysan hantida dalada inta lala wareegayo.


Xafladii laga dhawaaqay Madaxwaynaha Cusub ee Somaliland Axmed Silaanyo.


01.July.10 Madaxweyne Riyaale oo Raaligalin ka bixiyay hadalkii Xalay . Kuna celiyay markale in uu si sharafleh xilka u wareejindoono hadii laga guulaysto.


30.Jun.10 Kulmiye oo ka jawaabay ee dayntii galabta ka soo yeedhay Udub.


Waraysi aanu la yeelanay xoghaya arimaha dibada Kulmiye. Dr. Maxamed Cabdillahi


Wararkii ugu dambeeyay tirintii codadka doorashada SL . source BBC


29 June 2010. Dagaal qasaaro badan ka tagay oo Al-Shabaab iyo dowladda ku dhex maray magaalada Muqdisho.


Hees cusub oo dhaanto ah . Dhagaysi haboon


29.Juni.10 Bashkas iyo Cabdirasaaq oo wada taagan. Dhegayso Macanaha Magaca Bashkas Jugsoo dhacay.


28.Jun.10 Ururka Xisbul Islaam oo mamnuucay in loo dabaal dago xuska maalinta xoriyadda ee 1-da Luulyo

About Us    Monday, September 6th, 2010 | 19:14

 About Radiohormuud

Radio-Hormuud is an independent community radio which broadcasts in Somali language and it’s headquarter is in Kolding, Denmark. Radio-Hormuud speaks at FM 107.2 and it broadcasts its programmes and news 15 hours per week. Radio-Hormuud was established on 28th January 1998 and the strategic aim was to enable the understanding and communication between the Somali people and the host community (Danish people) as many Somalis find difficulty in comprehending various issues in Danish as their command of the language was not good enough.

Today and Radio-Hormuud
 
Radio-Hormuud upgraded its work and by using modern and effective technology introduced listening its programmes and news through the internet. Therefore any individual who has access to internet would be able to access Radio- Hormuud programmes no matter where he/she is in the world. By creating a sophisticated Home Page (Multimedia Platform) we enabled our service users to access: news and programmes, written text, important images and pictures, music and TV and video programmes. These facilities significantly attracted many service users as evidenced by the automatic statistic collection which states that between 500 and 1000 people access our programmes each day.
 
Idaacada af soomaaliga ee Radio Hormuud oo xarunteedu tahay Magaalada Kolding ee wadanka Denmark, waxaa la aasaasay 28.01.98 waxaana si wada jir ah u bilaabay 8 dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo iskood isu xilqaamay. Hada waxaa Idaacada ka shaqeeya shaqaale kala duwan oo badhkood ka shaqeeyaan xarunta Denmark. Halka ay idaacadu ka yeelatay dhawaan xafiisyo ku kala yaala
 
  • Denmark Studio 1
  • Hargeysa studio2 
  • Muqdisho Studio 3
  • Nairobi Studio 4
 
Waxaa goobahaas ka hawlgala wariyayaal firfircoon oo had iyo jeer u heelan u adeega bulshadooda iyo cidkasta oo afsoomaali ku hadasha . una soo gudbiya warar iyo barnaamijyo joogto ah.
 
Magacyada shaqaalaha.
 
  1. Mohamed-amiin Siyaad Abdi                                     Tafatiraha Guud
  2. Omar Shariif Osman                                                    Gudoomiyaha                  
  3. Cali Maxamed Axmed
  4. Hodan Cali Cajabi                                                         Studio2 Hargeysa
  5. Abdirahmaan Xasan                                                     Madaxa Studiyaha labaad
  6. Siciid Cawil Axed                                                           Studiyaha 2aad
  7. Cabaas  +Cabdifataax Jiite                                         Studiyaha 3aad Muqdisho
  8. Cabdirahmaan  Saciimka                                           Studiyaha 3aad
  9. Mursal Quule                                                                 Studiyaha 4aad Nairobi
  10. Kawsar cismaan Axmed                                              Denmark
  11. Foosi Saleebaan aw Biindhe                                     Burco
  12. Khadar Maxamed Cakule                                            Hargeysa. 
  
Ujeedadii loo aasaasay.
 
In ay isfaham ka dhex dhaliso bulshada soomaaliyeed ee dhagaysata iyo bulshada Denishka ee ay la noolyihiin, Hada se waxaa ku soo kordhay maadaama oo hawshii la balaadhiyey in ay dadwayna afsoomaaliga ku hadla oo dhan ka haqabtirto wararka iyo barnaamijyada aanu isleenahay marba waa muhiim ,idaacadu iyada oo arinkaas ka duulaysa waxa ay soo saartay barnaamijyo tiro badan oo ku saabsan Degaanta, Suuqashaqada , waxbarashada, arimaha bulshada, Caafimaadka, Qalobixinta, dhaqanka, sharciyada dalka iwm. Waxa kale oo idaacada ka baxa barnaamijyo kale oo muhiim u ah bulshada soomaaliyeed sida muxaadarooyin, maaweelada caruurta, fanka iyo suugaanta , isboortiga, korodhso aqoontaada  iyo waraysiyada siyaasada ku saabsan.
 
Idaacadu waxa ay si joogta ah hawada u soo gashaa 15 saacadood toddobaadkii oo kala ah.
 
Isniin            20:23            cawaysnimo
Arbaca         20:23            caweysnimo
Jimce           20:23            caweysnimo
Axada           17:23            caweysnimo
 
waxa aanu  jecelnahay in aanu halkan ku xusno laba xubnood oo ka mid ah  aasaasyaashii Radiohormuud mudo badana halkan nagal shaqaynayey.  waa
  • Axmed Bile Rafle
  • Cabdirashiid Cabdille Caad raac

oo labduba hada ku nool iyaga iyo qoysaskooduba dalka Ingiriiska.

 
 
 

 



Boqolaal ciidamo Al-Shabaab ah oo dhoola tus milatari ku soo bandhigay magaalada Muqdisho xilli xaalad dagaal ah weli lagu jiro 05 Sep. 2010


03.09.10 Madaxweyne Axmed Silaanyo oo ku baaqay maanta Olole nadaafadeed.


Dhimasho iyo dhaawac badan oo ka dhacay suuqa Bakaaraha xilli maalintii 10aad dagaal uu ka socdo magaalada Muqdisho 02 Sep. 2010


01.Sep.10 : Jama Maxamed cabdi oo waxka barta dalka Kenya oo u waramay Radiohormuud


31.08.10 Barnaamijka Neecawda Ramadaanka. Dhegaysi haboon


30.08.10 Sheekh Shariif oo caalamka ka codsaday in si degdeg ah u soo fara geliyaan arrimaha Soomaaliya, xilli dagaalo culus ay ka socdaan Muqdisho maalintii 8aad


Tacsi: Cabdilaahi Askar oo geeryooday.


27.08.10 War muhiim ah oo hada Kenya naga soo gaadhay


26.08.10 Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Magaalada muqdisho halkan ka dhegayso


Filim laga daba dhacay oo ka socda Soomaaliya . dhagayso jilayaasha iyo cidii diiday daawashadiisa oo la xidh xidhay.


Ciyaaro kubada cagta ah oo ka socda Nairobi. Kenya


Xadiis ku saabsan bishan barakaysan ee Ramadaan


23.08.10 Wararkii maanta nag soo gaadhay xafiiskayaga dalka Kenya.


23.08.10 Wararkii ugu dambeeyay ee dalka Soomaaliya.


22.08.10 Marxab marxab yaa Ramadaan. Qasiido nabi amaan ah


20.08.10 Garaad Abshir oo baaq u jeediyay Maamulka Somaliland.


20.08.10 Safaaradii somaliya oo Nayroobi oo la raray


18.08.10. Sheeko dareen iyo waliba xiiso leh. Dhegaysi haboon


Dibadbax ka socda Muqdisho, iyo Madfac 9 qof isku qoys ah ku dilay waqooyiga Muqdisho. 05 July 2010


Qarax 5 qof ku dilay gudaha degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho 04 July 2010