BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
13 visitors online
Total visits: 557079
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr07:33
Shuruq09:30
Dhuhr13:06
Asr14:25
Maghrib16:40
Isha18:31


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Thursday, December 14th, 2017 | 21:37
[Thursday, June 8th, 17] :: Al-Shabaab oo weerar ku qaaday tuullada Af Urur

Share |
news image

Boosaaso (RH) Maamulka Puntland ayaa xaqiijiyey in dagaal yahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeyn saldhig ciidamada ammaanka Puntland gaar ahaan kuwa daraawiishta ay ku lee yihiin deegaka Af Urur oo ka tirsan gobalka Bari.

Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xisri Cali (Qarjab) ayaa oo saxaafadda ayaa xaqiijiyey in uu jiro weerarka lagu qaaday saldhigga ciidamada daraawiishta ee Af Urur balse waxa uu ka gaabsaday in uu faah-faahin ka bixiyo khasaaraha ka dhashay.

Al-Shabaab waxa ay sheegtay in weerarkaas ay ku dishay 61 askari tiro intaas ka badanna ay ku dhaawacantay, sidoo kale afhayeenka u hadlay Al-Shabaab waxa uu sheegay in ay ka xaysteen 16 gaadid oo yaallay saldhigga la weerarray.

Af Urur waxa ay Boosaaso u jirtaa qiyaastii 70km.

Ilo Xog ogaal ayaa sheegay in weerarka uu billowday saqdii dhexe ee xaley isagoo socday wax ka badan seddax saac oo xiriir ah.
Khariirada Af Urur

Ciidamada dhaawacmay ayaa la geeyay Isbitaal ku yaalla Carmo halkaasoo lagu daweynayo, Waa weerarkii ugu khasaaraha badnaa ee dhawaanahan Puntland la kulanto.

Weerarkan ayaa ku soo aaday iyadoo Puntland howlgalo ay ka billowday deegannada u dhow magaalada Ganacsiga ee Boosaaso, sidoo kale Puntland waxa ay dishay rag ay ku eedeesay in ay ka tirsan Al-Shabaab iyo Daacish.

Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaray waxa ay sheegayaan in golaha wasiirada Puntland ay hadda lee yihiin shir degdeg ah oo looga hadlayo sida looga jawaabayo weerarka Af Urur.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

posted on Thursday, June 8th, 17
Mohamed Ali
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay