BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
12 visitors online
Total visits: 557073
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr07:33
Shuruq09:30
Dhuhr13:06
Asr14:25
Maghrib16:40
Isha18:31


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Thursday, December 14th, 2017 | 19:40
[Thursday, June 8th, 17] :: Dalka Qadar oo culeys siyaasadeed iyo mid dhaqaale uu soo wajahayo

Share |
news image

Dooxa (RH) Dalka Qadar ee Khaliijka ku yaalla ayaa waxaa soo foodsaaray culeys siyaasadeed iyo mid dhaqaale kaddib markii ay xiriirka u jareyn waddamada Carabta sida Sacuudiga, Imaaraadka, Baxrayn iyo Masar, kuwaasoo ku eedeyey in ay taageero siiso kooxaha argagixisada.

Waddamadan ayaa sidoo kale hawadooda ka xirtay dalka Qadar maadama ay lee yihiin xukuumada Dooxa waxa ay barbaarisaa kooxaha argagixisada.

Haddaba waxaa soo baxaya dedaalo la rabo in lagu xalliyo xiisaddan ka jirta waddamada Khaliijka, waxaana dowladda Kuwait ay sheegtay in ay arrintan damin doonto.

Amiirka Kuwait ayaa durba booqasho ku tagay magaalooyinka Riyadh, Abu Dabi iyo Dooxa isagoo la kulmay madaxda waddamadan wuxuuna kala hadlay sidii loo xallin xiisaddan ka jirta dhulka Khaliijka.

Dadka odorosa arrimahan waxa ay lee yihiin, ma fududa in wadamada Sacuudiga ay ka mid yihiin ay ka laabtaan go’aanka ay u takooreyn dowladda Qadar.

Wasiirka arrimaha dibadda Imaaraadka ayaa sheegay haddii la rabo in arrintan la damiyo waa in Qadar ay ka erisaa dalkeeda xubnaha ka tirsan Xamaas isla markaana ay joojiso taageerada ay siiso kooxaha Argagixisada oo Al Qaacida ay ka mid tahay sida uu hadalka u dhigay isla markaana ay joojiso taageerada warbaahinta hurinaya arrintaas sida Al-Jazeera.

Mareykanka

Qadar waxaa ku sugan illaa 8,000 oo askari oo Mareykan ah waxaana ku yaalla saldhigga ugu weyn ee ciidamada cirka Mareykanka uu ku lee yahay bariga dhexe kaasoo ay duulaan diyaaradaha duqeeya saldhigyada ISIS.

Inta badan marinnada badda, cirka iyo dhulka ayaa la xiray iyadoo tallaabadaas daba socota xiisadda ka taagan waddamada Khaliijka, waxaan hoos u dhacay sarifka lacagta ee seyladaha Qadar, sidoo kale duulimaadyada ayey wareejisay waddamo ay ka mid yihiin Soomaaliya iyo Iiraan kaddib markii Sacuudiga, Imaaraadka iyo Baxrayn ay hawadooda ka xirteen.

Muwaadiniinta reer Qadar ayaa ku xoomay seyladaha iyadoo ka cabsi qaba in cunto yari ay ku dhacdo, waxaana Qadar ay arrintaas si ay u daboosho kala hadashay waddamada Iiraan iyo Turkiga, sida ay baahisay wakaaladda wararka Reuters.

Qadar ayaa la sheegay in keydka cuntada ee hadda heysato uu dabbooli karo uun labo toddobaad kaliya.

Soomaaliya ayaa dhexdhexaad ka noqotay xiisaddan cusub, iyadoo ku baaqday in Jaamacadda Carabta ay arrintan xalliso.

Radio Hormuud

Studio 3

Nairobi Kenya

posted on Thursday, June 8th, 17
Mohamed Ali
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay