BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
7 visitors online
Total visits: 554446
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr06:11
Shuruq07:53
Dhuhr12:55
Asr15:20
Maghrib17:56
Isha19:32


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha


Afhayeenka madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay saamiga la siiyey Itoobiya ee dekedda Berbera


Shirar hordhac u ah shirka London oo maanta dhacay


Hantidhowrka guud ee Soomaaliya oo xilka laga qaaday


Waalidiintii Dhaley 20 Hablood Ee lagala Baxay School Boodhina Oo Warbaahinta la Hadley


Wasiirka Arimaha Gudaha S/land Oo ka Hadley Hablo lagala Baxay School Boodhina

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Sunday, October 22nd, 2017 | 00:55
[Saturday, June 10th, 17] :: Xukuumada Somaliland Oo Soo Bandhigtey Daraasad lagu lafagurayo Sixir-bararka iyo Abaaraha

Share |
news image

Hargeysa(RH)Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa maanta Hotel maansoor ka fulay kulan balaadhan oo ay ka soo qayb galeen Lix jaamacadood iyo xubno ka tirsan hawladeena Wasaaarado dawladda ka tirsan.

Kulankaasi oo ay qabanqaabadiisa lahaayeen Wasaarada Madaxtooyada iyo Waxbarashada oo socon doona mudo laba maalmood ah, ayaa lagu lafaguri doonaa Sixir bararka iyo abaaraha soo noqonaya, iyada oo ay lafa guri doonaan aqoonyahano iyo arday ka kala socda, Jaamacadaha Hargeysa, Burco, Camuud, Beder, Nugaal, iyo Sanaag.

Munaasibad kulankaasi lagu furay ayaa waxa ka qayb galay, Wasiirada Waxbarashada Cabdilaahi Ibraahin Habane, Maaliyada Samsam Cabdi Aadan, Beeraha Maxamed Aw Daahir, Wasiir ku xigeenka Maaliyada Axmed Xaashi Cabdi, Wasiiru dawlaha Waxbarashada Maxamed Xaaji Aadan, iyo madax kale.

Wasiirka Madaxtooyada JSL oo kulankaasi furitaankiisii khudbad ka jeediyey ayaa yidhi “ Waxaan halkan ka bogaadinayaa masuuliyiinta jaamacadaha iyo Wasaarada waxbarashada ee isugu yimid kulankan, mar labaadka waxaan u mahad naqayaa ardayda iyo aqoonyahanada fursadan helay ee inagala soo qayb qaatay kulankan aqoon is-waydaarsiga ah. Ujeedada u weyn ee aynu kulankan aynu u samaynay waxa weeye Jaamacadaha dalku waa meesha ay aqoonta ummaddu taalo, sidaa darteed waxaanu jecelaysanay bal inay ay Xukuumad ahaan nala wadaagaan duruufaha qarankan haysta qaybo ka mid ah wixii ay tallo ka biirin karaa, wixii ay barteen aqoontooda, haday cilmibaadhis ay hore u samaayeen ay jirto iyo haday aragti shaqi ah ku ah iyo dodo labada ku iman karto, in aynu arrimahaa wadaagno.”

Wasiir . Maxamuud Xaashi ayaa sidoo kalena faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey kulankaa waxaanu yidhi “ Kulankani waa is xogwaraysi iyo wadatashi, oo balaysin u noqon kara inaynu joogtayno, qaabab kala duwan u dhigno, balaadhino, waxbadana aynu ku kordhino, dibadda u soo saarno aqoonta jaamacadaha taala, Dawladdu waa hay’ada maamusha qarankan, umadda waxa lagu maamulaa siyaasad, golle ka fuul laguma maamulo, qorshayaashaasina aqoon ayey u bahan yihiin, qaran-waliba sida ay aqoontoosu u dhisan tahay ayuu u horumarka.”

Mudane Maxamuud Xaashi ayaa gabgabadii ka hadlay najiitada kulankaasi ay ka filayaan waxaanu yidhi “ Aqoontu inta aannu hayno oo kaliya maaha, raganimaduna inta aannu hayno oo kaliya maaha, waxaanu kulankan u qabanay in aanu aqoon idinka helno, tallo idinka helno, in aynu tusaale ka dhigno inaynu wax isku biirn karno, oo halkaa ka sii kordhino, dulucda iyo ujeedada kulanku intaas ayey daaran tahay. Waxaan rajaynayaa inay wax badani ka soo baxaan kulankan jaamacadaha ee aqoon is waydaarsiga, mar labaadna waan diin mahad naqayaa.”


Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Saturday, June 10th, 17
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia