BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
8 visitors online
Total visits: 562143
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr04:07
Shuruq05:48
Dhuhr13:09
Asr17:05
Maghrib20:29
Isha22:03


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Saturday, April 21st, 2018 | 23:11
[Monday, June 12th, 17] :: Shirkii Qiimaynta Dakhliga Degmooyinka iyo Maamul Magaalooyinka DDSI Oo ka Furey Jigjiga

Share |
news image

Jig-jiga(RH)Waxaa Maanta ka furmay magaalada jigjiga gaar ahaan hoolka shirarka ee Qaryaan dhoodaan kulan lagu qiimaynayo waxqabadkii dhinaca dakhliga ee degmooyinka iyo maamulada magaalooyinka DDSI ee sanad miisaaniyeedka 2009TI iyada dhinaca kale kulankan lagu diyaarinayo hirgalinta qorshaha dakhliga degmooyinka iyo maamul magaalooyinka DDSI ee sanad miisaaniyeedka 2010TI.


Kulankan qiimaynta ah oo ay hogaaminayeen masuuliyiinta sare ee wakhaalada dakhliga DDSI oo ay ka mid yihiin maareeye ku xigeenka wakaalada dakhliga DDSI mudane Cabdifataax Maxamed Cabdi (Qabaase) maareeye ku xigeenka wakaalada dakhliga DDSI mudane Xasan Cali ayaa waxaa loo qaybtay dhamaan maareeyayaasha wakaaladaha dakhliga degmooyinka iyo maamulada magaalooyinka DDSI.

Waxaana furitaankii kulankaasi ugu horayntii ka hadlay maareeye ku xigeenka wakaalada dakhliga DDSI mudane Cabdifataax Maxamed Cabdi oo ka warbixiyay in ka midha dhalinta qorshayaasha koboca iyo isbadalka dhaqaala deegaanka ay laf-dhabar u tahay meel marinta awoodaha fulinta waajibaadka shuruucaha dakhliga wuxuuna sheegay maareeye ku xigeenku in kulanka qiimaynta ah diirada lagu saarayo waxqabadkii iyo fulinta qorshayaashii u dajisnaa wakaalada dakhliga degmooyinka iyo maamul magaalooyinka DDSI ee sanad miisaaniyeedkan 2009TI islamarkaana laysla meel dhigayo fulinta qorshaha dakhliga ee sanadka 2010TI isaga oo u sheegay masuuliyiinta wakaaladaha dakhliga ee degmooyinka iyo maamul magaalooyinku in ay si cad-cadaan iyo isla xisaabtan leh u soo bandhigaan warbixinta waxqabadkooda.

Kulankan qiimaynta ah ayaa inta uu socto waxa ay masuuliyiinta dakhliyada degmooyinka iyo maamul magaalooyinka DDSI ku soo bandhigayaan warbixinta waxqabadkooda taasi oo laga waayo aragnimo qaadanayo sidii qorshaha sanadkan soo socda loo buuxin lahaa haddii ay jirtay wax gol-daloolo ah sanadkan hadda dhamaanaya.

Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Monday, June 12th, 17
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Kullan tallo urursi ah oo ku saabsan habka looga takhalusi karo xaafadaha Ghetto da ah ee Kolding


Xildhibaan Abdirashiid oo ka tirsan gollaha degaanka ee Odensa


Qorshaha xaafadaha Ghetto da ee degmada Kolding


Cabdi Bile oo xaflad soo dhaweyn loogu sameeyay Muqdisho


Taliyaha ciidamada xoogga oo ka warbixiyey ciidamo ku dagaallamay Muqdisho


Xukuumada Somaliland Oo Mamnuucday ka Ganacsiga Diinka


Maxkamadda ICJ oo garsoore Soomaali ah u dooratay Madaxweyne


Ururka S/land Mental Health Support Org. Oo Deeq Gaadhsiiyey Cispitaalka Dhimirka Hargeysa


Taarikhda Khadiijo Cabdullaahi Daley oo Toronto ku geeriyootay


Hees cusub . Dardaaranka Madaxseynaha cusub. abwaan Rashiid Siyaad


Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey