BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
8 visitors online
Total visits: 549722
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:27
Shuruq04:24
Dhuhr13:13
Asr17:45
Maghrib22:01
Isha23:48


Madaxweynaha oo ka warbixiyey shirka madaxda Soomaalida


Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay xaalad dagaal oo la galiyey Soomaaliya


Shirkii ugu horreeyay ee golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay


Madaxweynihii horre ee Soomaaliya oo Turkiga ku maqnaanaya muddo kooban


Madaxweynaha Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo laabtey


Dhakhater sheegay in cudurka daacuunka uu ka dilaacay Soomaaliya


In ka badan 100 qof oo u dhintey cudurro ka dhashay abaarta


10 sano kadib maxaa u qabsoomay AMISOM?


Xukuumada Somaliland Oo Ceel Biyood U Dhagax Dhigtey Bulshada Gobolka Hawd


Soomaaliya oo ka qeybgaleyso carwada cuntada ee Dubai


Raysal wasaare Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay xilka loo magacaabay

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Friday, June 23rd, 2017 | 22:34
[Wednesday, June 14th, 17] :: Maxkamadda ciidamada oo soo gabagabeysay kiiskii lagu dilay wasiir Cabaas Siraaji

Share |
news image

Muqdisho (RH) Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo Arbaca ah soo gabagabeysay kiiska la xiriira dilkii wasiirikii howlaha guud iyo dibka u dhiska Soomaaliya, Marxuum Cabaas Siraaj oo lagu dilay Muqdisho.

Maxkamadda ayaa tan iyo markii uu dhacay dilka allaha u naxariisto wasiir Cabaas Siraaji oo ahaa 3-dii bishii May, waxaa dhageysaneysay eedaha loo heesto labada nin ee loo soo xiray falkaas oo kala ah; Dable Xoogga Axmed Cabdullaahi Cabdi Ceydiid iyo Seddax Alifle Cismaan Salaad Barre oo ilaalo u ahaa hantidhowrkii guud ee qaranka Nuur Faarax Jimcaale.

Maxkamadda ayaa maanta lagu soo bandhigay qoraalo iyo sawirro caddeenaya sida uu u dhacay dilka iyo cidda fulisay, waxaana soo diyaariyey Xafiiska xeer ilaalinta maxkamadda ciidamada qalabka sida.

Dilka wasiirka ayaa lagu eedeeyay in uu geestay dable xoogga Axmed Cabdullaahi Cabdi Ceydiid halka  Seddax Alifle Cismaan Salaad Barre lagu eedeeyay in uu ku kacay mas’uuliyad darro maadama uu arkayey xilliga la dilayey wasiirka.

Maxkamadda ayaa lagu soo bandhiyay nooca xabadda lagu dhuftay wasiirka, baaritaan lagu sameeyay dilka markii uu dhacay kaddib.

Intaas kaddib, waxaa goobta ka hadlay qareenada difaacaya eedesanayaasha, kuwaasoo sheegay in dable Xoogga Axmed Cabdullaahi Cabdi Ceydiid in uu falkaas u sameeyay si aan ula kac ahayn isla markaana ay magdhow ka bixinayaan dilka marxuumka, balse waxa ay dood ka dhalatay dacwadda loo heysto Seddax Alifle Cismaan Salaad Barre maadama uusan falka dilka waxbka ka geesan sababta loo soo xiray.

Ugu dambeyn, guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida Gaashanle Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in kiiska dacwadan ay soo dhammaatay isla markaana maxkamadda wixii hadda ka dambeeya ay la wareegi doonto iyadoo soo saari doonta go’aan rasmi ah.

Goobta maxkamadda waxaa ku sugnaa ehelada labada dhinac ee kiiska uu ka dhexeeyo, dadweyne fara badan oo u soo daawasho tagay bal in ay goobjoog ka noqdaan sida uu u dhacayo go’aanka, abukaatayaal u doodaya dadka la soo eedeeyay iyo saraakiil ka tirsan xafiiska xeer ilaalinta qaranka.

Dilkii wasiir Cabaas ayaa aad looga naxay, waxaana uu ahaa wasiirkii ugu da’da yaraa wasiirada xukuumadda maanta, sidoo kale wuxuu ahaa nin markii horre qaxootinimo ku soo koray isagoo lahaa hami aad u weyn oo ku saaban in uu dalkiisa horumar gaarsiiyo.

Waxaa kaloo dilka marxuumka shaqada looga eryay hantidhowrkii guud ee dowladda Nuur Faarax Jimcaale in kastoo markii dambe uu ku doodday in aan xil laga qaaddi karin.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

posted on Wednesday, June 14th, 17
Mohamed Ali
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha


Afhayeenka madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay saamiga la siiyey Itoobiya ee dekedda Berbera


Shirar hordhac u ah shirka London oo maanta dhacay


Hantidhowrka guud ee Soomaaliya oo xilka laga qaaday


Waalidiintii Dhaley 20 Hablood Ee lagala Baxay School Boodhina Oo Warbaahinta la Hadley


Wasiirka Arimaha Gudaha S/land Oo ka Hadley Hablo lagala Baxay School Boodhina


Xukuumada Somaliland Oo Sanadkan Joojisay Xuskii 18 May


Muqdisho waxaa ka socda kulamo looga hadlayo shirka London


Madaxweynaha CAF oo booqasho ku tagay Muqdisho