BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
10 visitors online
Total visits: 549722
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:27
Shuruq04:24
Dhuhr13:13
Asr17:45
Maghrib22:01
Isha23:48


Madaxweynaha oo ka warbixiyey shirka madaxda Soomaalida


Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay xaalad dagaal oo la galiyey Soomaaliya


Shirkii ugu horreeyay ee golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay


Madaxweynihii horre ee Soomaaliya oo Turkiga ku maqnaanaya muddo kooban


Madaxweynaha Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo laabtey


Dhakhater sheegay in cudurka daacuunka uu ka dilaacay Soomaaliya


In ka badan 100 qof oo u dhintey cudurro ka dhashay abaarta


10 sano kadib maxaa u qabsoomay AMISOM?


Xukuumada Somaliland Oo Ceel Biyood U Dhagax Dhigtey Bulshada Gobolka Hawd


Soomaaliya oo ka qeybgaleyso carwada cuntada ee Dubai


Raysal wasaare Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay xilka loo magacaabay

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Friday, June 23rd, 2017 | 22:32
[Thursday, June 15th, 17] :: Al-Shabaab oo weerartay maqaayado ku yaalla Muqdisho

Share |
news image

Muqdisho (RH) Waxaa saaka laga soo gabagabeeyay howgal 11 saacadood ka socday maqaayadaha Pizza House iyo Posh Treats ee ku yaalla bartamaha caasimadda Muqdisho, halkaasoo ay weerareyn dagaal yahano ka tirsan Al-Shabaab.

Ugu yaraan 18 qof ayaa ku dhimatay 40 kalena way ku dhaawacmeen weerarka ay Al Shabaab ku qaaday labada maqaaxi.

Booliska ayaa sheegay in baabuur lagu soo raray walxaha qaraxa uu duqeeyey albaabka laga galo maqaayadda Posh Treats oo ku yaalla badhtamaha caasimaddah goob caan ah oo ku taalla Muqdisho.

Weerarkan ayaa ku billowday baabuur uu watay qof isa soo miidaamiyey, waxaana xigay dablay hubaysan oo gudaha u gashay Pizza House.

Laamaha ammaanka hadda sheegay in ay soo afjareen hawlgalkii ay wadeen ayna maydadka soo saarayaan.

Ilaalada maqaayadaha ayaa iyaguna rasaas furay qaraxa ka dib, qof goob jooga ayaa isna sheegay inuu arkay dhawr mayd oo goobta yaalla.

Al-Shabaab ayaa sheegtay in dagaalyahannadeedu weerarkaa qaadeen, ayna sidoo kale galeen makhaayada Pizza House.

Waa weerarkii ugu waynaa ee ay Al Shabaab qaaddo bishan barakaysan ee Ramadaan, iyadoo aad loo adkeeyay ammaanka Muqdisho oo uu ka socdo howgalka xasillinta ammaanka Muqdisho.

Dawladda Soomaaliya ayaa wakhyidan dambe ka wada magaalada Muqdisho hawlgallo hub ka dhigis ah.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa cambaareeyay weerarka lagu qaaday labada maqaayad oo uu sheegay in dadka taga ay u badnaayeen dhallinyaro.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

posted on Thursday, June 15th, 17
Mohamed Ali
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha


Afhayeenka madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay saamiga la siiyey Itoobiya ee dekedda Berbera


Shirar hordhac u ah shirka London oo maanta dhacay


Hantidhowrka guud ee Soomaaliya oo xilka laga qaaday


Waalidiintii Dhaley 20 Hablood Ee lagala Baxay School Boodhina Oo Warbaahinta la Hadley


Wasiirka Arimaha Gudaha S/land Oo ka Hadley Hablo lagala Baxay School Boodhina


Xukuumada Somaliland Oo Sanadkan Joojisay Xuskii 18 May


Muqdisho waxaa ka socda kulamo looga hadlayo shirka London


Madaxweynaha CAF oo booqasho ku tagay Muqdisho