BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
13 visitors online
Total visits: 555932
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr07:02
Shuruq08:53
Dhuhr12:57
Asr14:36
Maghrib16:59
Isha18:44


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha


Afhayeenka madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay saamiga la siiyey Itoobiya ee dekedda Berbera


Shirar hordhac u ah shirka London oo maanta dhacay

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Monday, November 20th, 2017 | 14:35
[Saturday, June 17th, 17] :: Sidee ku billaabatay xiisadda ka taagan Jabuuti & Eritrea?

Share |
news image

Addis Ababa (RH) Waxaa meel xun mareysa xiisadda ka taagan waddamada dariska ah ee Jabuuti iyo Eritrea, kaddib markii jasiirada lagu muransan yahay ee Dumeera ay soo buux dhaafiyeen ciidamo ka socda dalka Eretria.

Dowladda Jabuuti ayaa tallaabadaas cambaareysay, waxaana wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti, Maxamuuud Cali Yuusuf uu sheegay in Jabuuti ay ka jawaabi doonto tallaabada xukuumadda Asmara.

Arrintan ayaa timid kaddib markii Qadar ay kala baxday ciidamadii nabad ilaalinta ee ka joogay jasiiradda Dumeera, maadama labada dal ay la kala safteyn waddamada Khaliijka ee is-haya.

Labada dal ayaa dagaallamay bishii June sannadkii 2008-dii, waxaana dagalkaas oo socday labo maalin ku dhintay kuna dhaawacmay ciidamo fara badan oo reer Jabuuti.

Baaqa Midowga Afrika

Guddoomiyaha Midowga Afrika Muusa Faki Maxamed, ayaa ugu baaqay labada dal in ay xaaladda dejiyaan isla markaana ay dajiyaan.

Midowga Afrika waxa kaloo uu sheegay in ergooyin uu u dirayo xadka labada dal si ay u soo eegaan xiisadda ka jirta waddamada ku yaalla Geeska Afrika.

Jabuuti

Jabuuti waa dal ku yaalla meel istiraatiji ah, waa dal xiriir wanaagsan la leh quwadaha caalamka, waxaa saldhigyo millitari ku leh Mareykanka iyo Faransiiska, sidoo kale Shiinaha ayaa raba in uu saldhig millitari ka dhisto.

Dekedda Jabuuti waxaa wax ka dhoofsada kana soo dajista waddanka Itoobiya oo cadaawad qaraar ay kala dhexeyso.

Eretria

Dalkan waa dal loo arko in adduunyada la go’doomiyey, waayo waxaa lagu eedeeyay in uu taageeray kacdoonka ka socda gobalka oo Soomaaliya ay ku jirto, waxaa la saaray cunaqabateyn xagga hubka iyo midd siyaasadda.

Si kastaba, golaha ammaanka QM ayaa Isniinta toddobaadkan shir albaabada u xiran ka yeelan doona arrintan.

Jaziiradda Dumeyra waxaa la sheegaa in 90% ay ku taallo Jabuuti dadka ku noolna ay u badan yihiin Jabuuti balse ka hor dagaalkii dhex maray labada dal  sagaal sanno ka hor waxa ay ahayd meel ay isku gudbaan shacabka labada dal.

Qadar ayaa ciidamo nabad ilaalin u dirtay markii la codsaday in ay aagaas la dhigo ciidamo.

Buurta Dumeyra waa goob uu ku yaallo gacanka Baabal Mandab oo ah meel ay maraan maraakiibta caalamka u kala gooshta.

Radio Hormuud

Studio 3

Nairobi Kenya

posted on Saturday, June 17th, 17
Mohamed Ali
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga