BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
14 visitors online
Total visits: 557079
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr07:33
Shuruq09:30
Dhuhr13:06
Asr14:25
Maghrib16:40
Isha18:31


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Thursday, December 14th, 2017 | 21:37
[Sunday, June 18th, 17] :: Sarrifka Lacagta Dollarka Oo Maanta Magaalada Hargeysa Gaadhay Halkii Ugu Saraysay

Share |
news image

Hargeysa(RH)Iyada oo muddooyinkii u danbeeyeyba uu dalka guud ahaanba ka taagnaa Sicir-barar baahsan ee aafeeyey bulshada dan yarta ah ayaa waxa uu noqday sicir-bararkaasi maalmihii u danbeeyey mid xadhkaha goostay oo la maarayn kari waayey.


Maanta oo Axad ah bishuna ay tahay 18-June-2017 laguna guda jiro Tobankii danbe ee Bisha Barakaysan ee Ramadan isla markaana ay kaabiga soo saaran tahay maalinkii Ciidal Fidriga ayaa waxa uu saaka sarrifka lacagta qalaad ee Dollarku uu gaadhay halkii ugu saraysay Abid.Waxaana suuqyada caasimada Hargeysa maanta uu sarrifka Halka Dollar (1$) uu marayaa qadar lacaga oo dhan 9600 SLSH (Sagaal Kun Iyo Lix Boqol Oo Shilling Somaliland ah),waxaana uu gaadhay halkii ugu saraysay abid ee aanu gaadhin tan iyo intii uu sicir bararku dalka ka taagnaa.


Sarrifka lacagtan qalaad ee saaka cirka isku shareertay ayaa waxay saamayn xooggan ku yeelatay bulshaduu dan yarta ahayd ee aan tahli karayn inay wax ku iibsadaan,waxaana sidoo kalena isna Halka Dollar (1$) lagaa qaadayaa markaa aad Kaash sidato ee aad Dollar doonayso qadar lacaga oo dhan 10,500 SLSH ( Toban kun iyo Shan Boqol oo Shilling Somaliland ah) oo aanay tahli karayn dadka Dan yarta ah inay wax ku iibsadaan isla markaana ay bixiyaan qadarka lacaga ee intaa leeg.


Sidoo kalena saaka waxa hal mar kacay iyaguna maceeshaddii Qutul daruuriga ahayd ee dadku iibsanayeen,iyada oo mid kastena lacag dheeri ah lagu daray,waxaana ay arrinkan Sicir bararka ee saaka cirka isku shareeray ay Amakaag iyo Af kala qaad ku noqotay bulshadii dan yarta ahayd ee awalba uu saameeyey Sicir bararkan dalka ka taagan ee xalka loo waayey

Sicir bararka dalka ka taagan ayaa xukuumadda Somaliland gaar ahaana wasaaradda Maaliyadda Somaliland iyo Baanka dhexe waxay ku fashilmeen inay wax ka qabtaan isla markaana ay hirgaliyaan go’aankii ay xukuumaddu kasoo saartay Sicir bararkan dalka ka taagan,waxaana ay masuuliyiiintani dhawr jeer oo hore ay Warbaahinta lasoo fadhiisteen inay sida ugu dhakhsaha badan wax uga qabanayaan Sicir Bararkan dalka ka taagan ee aafeeyey Bulshadii dan yarta ahayd iyaga oo ay dhawaan ahayd kadib markii ay ka dhawaajiyeen masuuliyiintani inay suuqyada caasimada Hargeysa ku sii daayeen Lacago hoos loogu dhigayo Sicir Bararkan kuwaas oo aan ilaa hadda waxba ka badali sicir bararkan.

Gababadiina bulshada Somaliland ayaa aad isku waydiinaya sababaha ay xukuumaddu u tahli kari wayday ugana Cago jiidayso inay wax uga qabato Sicir bararkan dhibka iyo Oofwareenka ku noqday Bulshada dan yarta ah.Ilaa hada se lama garanayo halka uu sal dhigan doono Sicir bararkaasi dalka ka taagan.

Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Sunday, June 18th, 17
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay