BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
16 visitors online
Total visits: 552258
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr04:15
Shuruq05:56
Dhuhr13:14
Asr17:08
Maghrib20:30
Isha22:04


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha


Afhayeenka madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay saamiga la siiyey Itoobiya ee dekedda Berbera


Shirar hordhac u ah shirka London oo maanta dhacay


Hantidhowrka guud ee Soomaaliya oo xilka laga qaaday


Waalidiintii Dhaley 20 Hablood Ee lagala Baxay School Boodhina Oo Warbaahinta la Hadley


Wasiirka Arimaha Gudaha S/land Oo ka Hadley Hablo lagala Baxay School Boodhina


Xukuumada Somaliland Oo Sanadkan Joojisay Xuskii 18 May


Muqdisho waxaa ka socda kulamo looga hadlayo shirka London


Madaxweynaha CAF oo booqasho ku tagay Muqdisho

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Wednesday, August 23rd, 2017 | 15:31
[Tuesday, August 8th, 17] :: Doorashada Kenya oo socota

Share |
news image

Nairobi (RH) Dadka reer Kenya oo maanta u dareeray goobaha codbixinta si ay u soo doortaan madaxweyne iyo baarlamaan cusub.

Dorashadan ayaa daba socotay toddobaadyo ay socdeyn ololayaal.

Goobaha doorashada ayaa furmay 6-dii subaxnimo iyadoo ay soo xirmi doonto 5:00pm wakhtiga dalka Kenya, natiijada doorashada guud ayaa soo bixi doonta muddo toddobaad gudaheed.

In ka badan 19, milyan oo qof ayaa isku diiwaangaliyey doorashada maanta ka dhaceysa Kenya, waxaana goobaha doorashada la sheegay in ay gaarayaan 40,883 guud ahaan dalka.

Goobaha codbixinta ayaa saaka la arkayey dadweyne farabadan oo safaf dhaadheer ugu jira kuwaasoo codadkooda dhiibanaya.Goobaha codbixinta ayaa mashquul sii ahaanaya illaa iyo 1-da duhurnimo ee maanta wixii ka dambeeya waa laga yaabaa in ay sii yaraadaan.

Madaxweyne Uhuru Kenyatta, oo ah 55 ayaa raadinaya mar labaad in la soo doorto oo wakhtigiisa ugu dambeeya sii joogaya.

Kenyatta ayaa loolan adag kala kulmaya hoggaamiyaha mucaaradka Raila Odinga oo 72 sanno jir, isagoo u tartamaya markii afaraad xilka madaxweynaha.

Aggrey Mwelese waa 43 jir waa aabbo ka shaqeeya ammaanka, wuxuu Al-Jazeera u sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu ka qeybgalo doorashada maanta, isagoo sheegay in codkiisa uu ka dhiibtay xaafadda uu deggan yahay.

Ballanqaadyda labada nin

Kenyatta ayaa ballan qaaday in uu abuuri doono in ka badan hal milyan oo shaqooyin cusub oo waddanka, waana waddanka labaad ee ugu dhaqaalaha badan gobalka.

Odinga, ayaa isna sheegay in uu la dagaallami doono musuqmaasuqa, iyadoo hey'adda Transparency International  ay sheegtay in la dagaallanka musuqmaasuqa ay hoos uga dhacday.

Odinga ayaa sidoo kale ballan qaaday in uu abuuri doono shaqooyinka dhallinyarada isla markaana dalka uu hormar gaarsiin doono gaar ahaan dhinaca cuntada maadama dalka ay ku soo noqnoqdeen abaaro.

Doorashadan ayaa indhaha lagu hayaa, waxaana dalkaas ku sugan korjoogayaal caalami ah oo la socon doona doorashada iyadoo laga warqabo doorashadii 2007-da kaddib markii mucaaradka ay diideyn natiijada doorashada oo ay isku qabteyn Mwai Kibaki.

In ka badan 1,000 qof ayaa ku dhintay qalaalasihii ka dhashay doorashadaas waxaana ku barakacay ku dhawaad 600,000 oo qof.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

posted on Tuesday, August 8th, 17
Mohamed Ali
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho