BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
11 visitors online
Total visits: 552258
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr04:15
Shuruq05:56
Dhuhr13:14
Asr17:08
Maghrib20:30
Isha22:04


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha


Afhayeenka madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay saamiga la siiyey Itoobiya ee dekedda Berbera


Shirar hordhac u ah shirka London oo maanta dhacay


Hantidhowrka guud ee Soomaaliya oo xilka laga qaaday


Waalidiintii Dhaley 20 Hablood Ee lagala Baxay School Boodhina Oo Warbaahinta la Hadley


Wasiirka Arimaha Gudaha S/land Oo ka Hadley Hablo lagala Baxay School Boodhina


Xukuumada Somaliland Oo Sanadkan Joojisay Xuskii 18 May


Muqdisho waxaa ka socda kulamo looga hadlayo shirka London


Madaxweynaha CAF oo booqasho ku tagay Muqdisho

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Wednesday, August 23rd, 2017 | 15:39
[Tuesday, August 8th, 17] :: Gudoomiyaha Xisbiga UCID iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo lagu Soo Dhaweeyay Gobolka Togdheer

Share |
news image

Burco(RH)Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer .Waxaana taageerayaasha Xisbiga UCID ay Gudoomiyaha kaga hor tageen Deegaanka Qoyta ee duleedka Burco, iyagoo u soo galbiyay Gudaha Magaalada Burco .

Murashaxa ayaa intii aanu gaadhin xarunta guud ee Gobolka, waxaa uu salaan guud siinayay taageerayaal laxaad leh oo Murashaxa Maanta ku soo dhaweenayay Magaalada Burco .
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Ee Gobolka Togdheer Mudane Sacad Cabdi Boos, Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Ee Gobolka Mudane Hanad Cabdi Yuusuf iyo Xog-hayaha Duulista Ee UCID Mudane Bashiir Xamari oo barxadda hore ee Xarunta Xisbiga Ee Burco kula hadlayay taageerayashii soo dhaweenayay Murasahxa Madaxweyne ayaa ugu horayn uga mahad naqay sida balaadhan ee ay magaalada ugu soo dhaweeyeen Murashax Faysal Cali Waraabe .

Waxaanay sheegeen in Murashaxa Faysal Cali Waraabe yahay Murashaxa qudha ee dalkan is bedel ku keeni karaa, iyagoo bulshadana ugu baaqay in codkooda ay ku ciil-baxaan oo ay u codeeyana Murashaxa Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe .

Ugu danbayn Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo halkaasi ka jeediyay khudbad dheer oo dhinacyo baddan taabanaysay, ayaa ugu horayn u mahad naqay taageerayaasha mugga lahaa ee soo dhawaynta u sameeyay, waxaanu sheegay in Burco tahay xareedda Somaliland .

Murashaxa ayaa dul istaagay Xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE waxaanu ku tilmaamay inay yihiin siyaasiyiin isu muuqda oo kala aar goosanayaa, isla markaana aanay marnaba wax ka qabanayn danaha bulshada .

Sidoo kale Waxaa uu sheegay in Dalkani u baahanyahay Hogaan wanaagsan oo marxaladdan maanta lagu jiro ka saaraa . Murashaxa Faysal Cali Waraabe ayaa bulshada Burco ugu baaqay in ay codkooda Siiyaan Xisbigooda UCID .


Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Tuesday, August 8th, 17
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho