BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
14 visitors online
Total visits: 552258
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr04:15
Shuruq05:56
Dhuhr13:14
Asr17:08
Maghrib20:30
Isha22:04


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha


Afhayeenka madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay saamiga la siiyey Itoobiya ee dekedda Berbera


Shirar hordhac u ah shirka London oo maanta dhacay


Hantidhowrka guud ee Soomaaliya oo xilka laga qaaday


Waalidiintii Dhaley 20 Hablood Ee lagala Baxay School Boodhina Oo Warbaahinta la Hadley


Wasiirka Arimaha Gudaha S/land Oo ka Hadley Hablo lagala Baxay School Boodhina


Xukuumada Somaliland Oo Sanadkan Joojisay Xuskii 18 May


Muqdisho waxaa ka socda kulamo looga hadlayo shirka London


Madaxweynaha CAF oo booqasho ku tagay Muqdisho

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Wednesday, August 23rd, 2017 | 15:37
[Thursday, August 10th, 17] :: Aadan Barre Ducaale oo ka guuleystay Faarax Macallin

Share |
news image

Nairobi (RH) Hoggaamiyaha aqlabiyada baarlamaanka dalka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa markale ku guulaystay kursiga xildhibaanimo ee magaalada Gaarisa kaddib markii uu ka adkaaday Faarax Macallin.

Guddiga doorashada ayaa ku dhawaaqay natiijada kama dambeysta ah, iyadoo Ducaale uu helay codod gaaraya 22,587, halka Faarax Macalin uu helay codod dhan 14,897.

Xildhibaanka laga soo doorto bartamaha Gaarisa Aadan Barre oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay sida uu ugu qanacsan yahay in xisbigiisu uu ku horreeyo kuraasta baarlamaanka codadka ilaa hadda la tiriyay.

Aadan Barre ayaa sidoo kale u mahadceliyay taageerayaashiisa oo uu sheegay in qaarkood ay meela fog uga yimaadeen sidii u dooran lahaayeen hoggaanka raali ku yihiin.

Waa markii seddaxaad oo Aadan Barre loo doortay kursiga, waxaa uu balan qaaday inuu dadkiisa si cadaalad iyo sinnaan ugu adeegi doono.

Faarah Macallin oo ahaa guddoomiye ku xigeenkii horre ee Baarlamaanka Kenya wali kama uusan hadlin natiijada uu shaaciyay guddiga doorashada Kenya.

Doorashada kursiga xildhibaan ee Gaarisa ayaa ahaa mid aad isha loogu haayay, iyadoo ay si adag ugu tartameen labada siyaasi ee ugu tunka weyn Gobollada waqooyi beri ee Kenya oo ay Soomaalidu degto.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

posted on Thursday, August 10th, 17
Mohamed Ali
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho