BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
11 visitors online
Total visits: 557073
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr07:33
Shuruq09:30
Dhuhr13:06
Asr14:25
Maghrib16:40
Isha18:31


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Thursday, December 14th, 2017 | 19:43
[Saturday, August 12th, 17] :: Kenyatta oo markale la doortay

Share |
news image

Nairobi (RH) Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku guuleystay doorashadii madaxtinimada ee Taladadii ka dhacday waddanka Kenya, sidaas waxaa Jimcihii sheegay guddiga doorashooyinka madaxa bannaan.

Kenyatta ayaa ka adkaaday ninka mudda dheer uu loolanka kala dhexeeyay Raila Odinga kaasoo ku soo xigay tirinta codadka doorashada.

Gudida doorashada Kenya ayaa ku dhawaaqay in ninka 55-jir ee ganacsadaha isla markaana uu dhalay aasaasaha Kenya in uu helay codad hubanti ka dhigi kara in uu markii labaad xafiiska joogo shan sanno.

Kenyatta ayaa helay codad gaaraya 54.27% cadadkii kama dambeysta sidaas oo kale ayaa gacanta loogu galiyey natiijo natiijada hordhaca ahayd.

Odinga ayaa helay codad gaaraya 44.74%.

Madaxweynaha ayaa khudbad ka jeediyey warbaahinta dowladda isagoo sheegay in mucaaradkiisa aysan ahayn cadow.

“Waxaa nahay dhammaan muwaadiniinta Kenya, sida la ogyahay haddii uu tartan dhaco qof baa guuleysanaya qof kalena waa uu guu dareesanayaa. Balse waxa nahay dhammaan hal qaran oo la yiraahdo Kenya.”ayuu yiri.

Kenyatta ayaa sheegay in uu doonayo in uu la shaqeeyo xisbiga mucaaradka ee Kenya ee loo soo gaabiyo (NASA).

Madaxweynaha ayaa u sheegay dadka reer Kenya in dalka uusan u baahneed rabshado.

Madaxweynayaasha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Uganda  Yoweri Museveni iyo sidoo kale Rwanda Paul Kagame ayaa hambalyo u diray madaxweyne Kenyatta sida lagu sheegay qoraalo ay soo dhigeyn barta Twitter-ka.

Mucaaradka waxa ay ku baaqeyn in codadka dib loo tiriyo.

Odinga, oo ah 72-sanno jir waa waa siyaasi horre wuxuu tartamay markii afaraad, wuuna diiday in uu aqbalo natiijada soo baxday, isagoo sheegay in codadka la jabsaday.

Isagoo had laayey wax yer kaddib inta aan lagu dhawaaqin nastiijada kama dambeysta, ayuu Musalia Mudavadi, oo ka tirsan NASA, wuxuu sheegay in aysan ka mid noqon doonin kooxaha taageeraya guusha Kenyatta.

Goobjoogayaasha caalamiga oo ku baaqay xasillooni

Goor horre oo Jimcihii, ayaa goobjoogayaasha caalamiga oo ay ku jiraan Mareykanka iyo Midowga Yurub waxa ay ugu baaqeyn dhammaan musharrixiinta in ay ku qancaan nastiijada guddiga doorashada.

In ka badan 400 oo goobjoogayaal caalami ah  — oo uu ku jiro xoghayihii horre ee arrimaha dibadda Mareykanka ayaa ka qeybgalay doorashada.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

posted on Saturday, August 12th, 17
Mohamed Ali
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay