BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
2 visitors online
Total visits: 554446
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr06:11
Shuruq07:53
Dhuhr12:55
Asr15:20
Maghrib17:56
Isha19:32


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha


Afhayeenka madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay saamiga la siiyey Itoobiya ee dekedda Berbera


Shirar hordhac u ah shirka London oo maanta dhacay


Hantidhowrka guud ee Soomaaliya oo xilka laga qaaday


Waalidiintii Dhaley 20 Hablood Ee lagala Baxay School Boodhina Oo Warbaahinta la Hadley


Wasiirka Arimaha Gudaha S/land Oo ka Hadley Hablo lagala Baxay School Boodhina

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Sunday, October 22nd, 2017 | 01:06
[Monday, October 2nd, 17] :: Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay In Aanay Suuro Gal Ahayn In Cid Gaara lagu Wareejiyo Maamulka Ciidamada Qaranka

Share |
news image

Ceerigaabo(RH)Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa si adag uga jawaabtay baaq ka soo yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Md. Cabdiraxmaan Cirro oo ku baaqay in Madaweyne Axmed Maxamed Siilaanyo uu Komishanka doorashooyinka ku wareejiyo awooda maamulka ciidamada dalka maalinta doorashada.

Wasiirka Wasaarada Madaxtooyadda Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo arrintaasi ka jawaabay ayaa sheegay in aanay suuro gal ahayn in Madaxweynuhu uu masuuliyadiisa Dastuuriga ah cid kale ku wareejiyo, arrintaasi aanay marba dhacaynin.

Wasiir Xaashi ayaa sidoo kalena waxa uu sheegay in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo uu dhex u yahay dhammaan bulshada iyo xisbiyada qaranka marka uu gudanayo waajibaakiisa shaqo ee ay ka mid yihiin maamulka dalka iyo ilaalinta amniga qaranka.

Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi, ayaa waxa kale uu uu balan qaaday Xukuumad ahaan inay dalka ka qaban doonaan doorasho xor iyo xalaal ah, waxaanu yidhi “Annagu waxaanu nahay xisbigii tallada hayey, Madaxweyne Siilaanyo wuxuu ku jiraa maalmihii u dambeeyey,waxa aannu leeyahay qarankan nabadgalyo ayaanu ka doonaynaa, waxaanu ka doonaynaa in si nabad ah lagu codeeyo, doorasho xor iyo xalaal ah ayaannu balan qaadaynaa, doorashadana shiidigeeda ma hayno waxa haya guddida doorashooyinka qaranka.”

Wasiir Maxamuud ayaa intaasi ku daray “ Madaxweynuhu wuxuu masuul ka yahay guud ahaan habsami u socodka hawlaha qaranka, maamulka iyo gacan ku haynta amniga. Amniga iyo maamulkiisana u wareejin mayno masuuliyadaa cid kale madaxweyne SIilaanyo ayaa iska leh, cidina lama wadaagto, waxaanu maqlaynay haloo wareejiyo guddida doorashooyinka qaranka, xeer ugub ahna samayn mayno qaranku hore ayuu u soo jiray. Doorashadii u horaysayna maaha, wuu soo tartamay qaranku.”

Wasiirka ayaa sidoo kalena sheegay in Madaxweyne Siilaanyo uu yahay oday dhex ah oo aan tarmaynin waxaanu yidhi “ Madaxweyne Siilaanyo maanta waa oday aan tartamayn, Madaxweynayaal tartamaya ayaa halkan ka soo taliyey oo ciidamada maamula, oo lacagta maamula oo inta la tartamay, hadana laga helay doorashadii, laakiin maanta ragga tartamayaa midna gacanta kuma hayo, Madaxweynaha qaranka Somaliland waa taliyaha guud ee ciidamahada qaranka isaga ayaa amniga maamula, masuuliyadaasna waa u dhex, marka uu masuuliyadaa gudanaya ummaddana waa u dhex, xisbiyadana waa u dhex, ragayaga gacanyareyaasha ahina siyaasadaas ayaannu ku shaqynaynaa, dhex baanu ummadda markaa u nahay, marka kalena dhinac ayaannu nahay oo raggaa is haya ee fardaha leedada saaran baanu ka mid nahay, ee codka kala boobaya, iskagama kaayo khaldana, waxaan ku soo ururinayaa bulshada inay Nabadda ka shaqeeyaan.” Ayuu yidhi Wasiirka Wasaarada Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka hadlayey gunaanadka shir beelaha Beelaha Biciide Yoonis Iyo Buraale Yoonis ee beesha Habarjeclo ay ku lahaayeen deegaanka Dooxa Dagaar ee gobolka Sanaag.


Radio Hormuud
Studio
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Monday, October 2nd, 17

  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia