BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
9 visitors online
Total visits: 557074
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr07:33
Shuruq09:30
Dhuhr13:06
Asr14:25
Maghrib16:40
Isha18:31


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Thursday, December 14th, 2017 | 19:51
[Wednesday, October 4th, 17] :: Dowlada Somaliland Oo Samaysanaysa Fure Isgaadhsiineed Oo Gaar Ah

Share |
news image

Hargeysa(RH)Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland, Mustafe Faarax Abraar, ayaa shaaciyay in Jamhuuriyadda Somaliland ay ka guurayso furaha dal ku galka isgaadhsiinta ee Soomaaliya ee hore uga dhexeeyay wixii la isku odhan jiray Jamhuuriyadda Soomaaliya. Waxaanu xusay in Somaliland fure cusub samaysanayso.


Waxa kaloo uu ka warbixiyay socdaal uu ku tagey waddanka Lubnaan, waxaanu sheegay inuu marti-qaad u fidiyay ra’iisul-wasaaraha dalkaasi si waddankiisu Somaliland ula yeesho iskaashi qoto-dheer.

Wasiir Abraar oo shir jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxaa uu hadalkiisa uu ku bilaabay;. “Socdaalkaygu wuxuu ahaa mid shaqo oo aanu ku doonaynay in aanu shirkado waawayn iyo kambaniyo dalkaa ku sugan la kulano isla markaana aanu dalka u raadino shirkado caalami ah oo aanu heshiis kula galno sidii Somaliland ay u yeelan lahayd fure isgaadhsiineed oo u gaar ah. markii aan dalkaa tagay si wanaagsan ayaa naloogu soo dhaweeyay, waxaanan la kulanay shirkado waawayn oo ay ka mid yihiin kambanigii dhisay Koosafo iyo kuwo badan oo kale waxaanan kulamo wada yeelanay madax sare oo dalkaas ah gaar ahaan wasaaradda Boosaha iyo isgaadhsiinta. socdaalkayguna wuxuu ahaa kii ugu horreeyay ee wefti Somaliland ka socdaa uu Lubnaan ku tago,waxaana innoo bilaabmaya xidhiidh dhow oo walaalnimo aad ayaanay u danaynayaan iskaashi aynu wadaagno waxaanan madaxdii wasaaradda Boosaha ee aanu kulanay ugu dhiibnay casuumad ay xukuumadda Somaliland u fidisay ra’iisul-wasaaraha Lubnaan oo aanu dalkeenna ku casuunay waxaanay balanqaadeen inay dhakhso jawaab uga soo bixin doonaan martiqaadkaas.


Weftiyo kalena waynu is dhaafsanaynaa shirkadihii aanu la kulanaynay, waynu kala dooranaynaa si dalku uga xoroobo furaha isgaadhsiinta Soomaaliya oo aynu mid gaar ah u yeelano waana waxqabadka Madaxweynaha qaranka Somaliland Axmed Siilaanyo.”


Wasiirka oo ka jawaabayay su’aal laga waydiiyay siduu u arko xeerka Madaxweynaha Soomaaliya saxeexay ee is-gaadhsiinta iyo in uu wax saamayn ah ku yeelan karo Somaliland, waxaannu yidhi; “Horta Somaliland waa dal ka madax-bannaan Soomaaliya oo waa qaran xeerarkiisa leh. xeerka Is-gaadhsiinta Somaliland waxaa uu Madaxweynaha Somaliland saxeexay oo uu dhaqan galiyay 2011-kii kaas ayaanay wasaaradaydu ku shaqaysaa oo lagaga dhaqmaa Somaliland. xeerka uu Madaxweynaha Soomaaliya saxeexayna waa mid u gaar ah Soomaaliya laakiin waxa keliya ee aynu la wadaagaynay dhanka is-gaadhsiinta waa furaha is-gaadhsiinta dalka ee la yidhaahdo Country cod,kaana deg deg ayaynu uga guuraynaa oo waa sababta aan safarka ugu tegay dalka Lubnaan,midda kale ninka Gaalkacayo labada dawladood u kala yaqaana ee Xamar lagu waardiyeeyo sheegashadiisa Somaliland waa riyo wax xeer ah oo innaga dhexeeyaana ma jiro.”



Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Wednesday, October 4th, 17
wariye maxamed jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay