BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
9 visitors online
Total visits: 557074
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr07:33
Shuruq09:30
Dhuhr13:06
Asr14:25
Maghrib16:40
Isha18:31


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Thursday, December 14th, 2017 | 19:52
[Saturday, October 7th, 17] :: Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jarey Xarunta Taliska Ciidanka Dab-demiska Somaliland

Share |
news image

Hargeysa(RH)Madxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay munaasibad balaadhan oo loo qabtay Ciidanka Dab-demiska Jamhuuriyadda Somaliland waxaanu madaxweynuhu halkaasi ka jeediyey khudbad qiimo badan waxaanu yidhi “Dhammaan martisharafta, masuuliyiinta ciidanka dab-damiska, taliyayaasha ciidamada qaranka ee kala duwan asalaamu calaykumwaraxmatulaahi wabarakaatuh.

Ugu horayn sharaf weyn ayay ii tahay in aan kasoo qayb-galo munaasibadan xadhiga lagaga jarayo xarunta cusub ee loo dhisay ciidanka dab-deniska islaarkaana tababarka loogu soo xidhayo ciidanka dhamaystay xirfadda deb-deminta iyo gargaarka koowaad. Waxan hambalyo u jeedinayaa halyey-yada ciidanka dab-damiska ee dhamaystay tababarka u socday mudada lixda bilood ah.

Sidoo kale waxaan si weyn u bogaadinayaa taliyaha ciidanka dab-damiska sareeye guuto Axmed Maxamed Xasan (Sawaaxili) oo si hagar la'aan ah ugu adeegay ummadiisa.Waxaan u mahad-naqayaa dhamaan madaxda iyo masuuliyiinta doorka weyn ka qaatay in qarankani yeesho agab iyo ciidan la dagaalama khatarta dabka, si gaar ahna waxaan u bogaadinayaa odayaashii taageerada la barbar taagnaa taliska ciidanka dab-damiska iyo maamulka dawladda hoose ee caasimada, gaar ahaan duqa magaalada, mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Saltelco) oo kaalin mugleh ka qaatay hana qaadka iyo taabba-galka ciidanka dab-damiska caasimada.

Mudanayaal iyo Marwooyin,
Alle mahadii tan iyo intii aynu xornimaddeena helnay 26kii June 1960kii waxaynu markii u horreysay maanta yeelanay ciidan si gaara ula dagaalama khatarta dabka.

Dabku wuxuu kamid yahay dhibaatooyinka iyo aafooyinka ugu waaweyn ee ku gedaaman nolosha casriga ah ee magaalooyinka, kaasoo halis ku haya nabad gelyada bulshooyinka caalamka meel kasta ay joogaan.Xukuumadda xisbiga KULMIYE, ee aan gadh-wadeenka ka ahay waxay xooga saartay yagleelida iyo dhismaha ciidan dab-damis in uu yeesho qarankani kadib markii aanu aragnay baahida weyn ee loo qabo, iyo khasaaraha uu naf iyo maalba inoo geysto.Waxaan kula dardaarmayaa ciidan weynaha loo tababaray xirfaddan deb-damiska inay u gutaan xilkooda si dedaal iyo daacadnimo leh.

Uga dambayn waxaan shacabka Somaliland ugu baaqayaa inay is garab taagaan, islamakaana gacan siiyaan naftood hurayaasha ciidanka dab-demiska ee habeen iyo maalinba heeganka u ah sugidda nabadgelyada iyo la dagaalanka masiibada dabka.

Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland
 

posted on Saturday, October 7th, 17
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay