BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
14 visitors online
Total visits: 555929
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr07:02
Shuruq08:53
Dhuhr12:57
Asr14:36
Maghrib16:59
Isha18:44


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha


Afhayeenka madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay saamiga la siiyey Itoobiya ee dekedda Berbera


Shirar hordhac u ah shirka London oo maanta dhacay

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Monday, November 20th, 2017 | 14:16
[Saturday, November 11th, 17] :: Kormeerayaasha caalamiga ee doorashada Somaliland oo saxaafadda u warramay

Share |
news image

Hargeysa (RH) Magaalada Hargeysa waxaa maanta shir jaraa’id ku qabtay kormeerayaasha caalamiga ee dusha kala soconaya doorashada Somaliland ee Isniinta dhaceysa.

Wax ka yer 27 saac ayaa ka harsan doorashada madaxtinimada ee Isniinta loo dareerayo, waxaana kormeerayaasha caalamka oo ka kooban lixdan xubnood ay shirkooda jaraa’id ku sheegeen in ay maanta u ambabaxayaan goballada Somaliland iyo guud ahaan deeggannada doorashada ay ka dhaceyso oo ah laga billaabi Seylac illaa iyo Laasacaanood.

Waxa ay sheegeen in ay u diyaargaroobeen sidii doorashada ay kor kala socon lahaayeen.

Dowladda Ingiriiska ayaa maalgalineysa kormeerayaasha caalamiga ee doorashada la soconaya.

Guddida doorashada Somaliland oo sheegay in la hakinayo baraha bulshada ay ku xiriirto

Ololaha doorashada Somaliland oo maanta ku eg, Isniinta doorasho ayaa loo dareerayaa

Somaliland ayaa sameesay taarikh waayo waa goobtii ugu horreysay oo qaarada Afrika ay ka dhacdo codbixin dadka ay isticmaalayaan tijnoolajiyadda casriga ah, gaar ahaan qalabka garan wajiyada dadka.

Doorashada ayaa la sheegay in ay ka qeybqaadanayaan wax ka badan 700,000 oo codbixiyeyaal.

Yaa ku loolamaya doorashada?

Doorashada Isniinta dhaceysa waxaa ku tartamaya saddex musharrax oo ka kala socda saddexda xisbi ee kala ah Kulmiye oo uu u sharaxanyahay Muuse Biixi Cabdi,Waddani oo uu u sharaxanyahay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) iyo UCID oo uu u sharaxanyahay Faysal Cali Waraabe.

Ardayda Jaamacadaha ayaa loo tababbaray sidii ay uga qeybgali lahaayeen doorashada waxaa hadda loo kala diray goballada iyo tuulooyinka Somaliland, sidoo kale guddiga doorashada ayaa daad gureeyay sanaadiiqda codadka kuwaasoo laga qaaday xarrunta guddiga doorashada.

Si kastaba, doorashadan oo ah midii seddaxaad ee ka dhacda Somaliland tan iyo markii gooni isku taag ku dhawaaqday haddana waxaa aan doorweyn ku lahayn dumarka, tusaale aqalka baarlamaanka gabar qura ayaa ku jirta halka golaha wasiirada ay ku jiraan labo hablood.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

posted on Saturday, November 11th, 17
Mohamed Ali
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga