BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
8 visitors online
Total visits: 557074
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr07:33
Shuruq09:30
Dhuhr13:06
Asr14:25
Maghrib16:40
Isha18:31


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Thursday, December 14th, 2017 | 19:59
[Sunday, December 3rd, 17] :: Madaxweynaha Jabuuti oo la kulmay madaxda Galmudug iyo Ahlu Sunna

Share |
news image

Jabuuti (RH) Madaxweynaha waddanka Jabuuti, Ismaacil Cumar Geelle ayaa maanta oo Axad ah qasriga madaxtooyada Jabuuti ku qaabilay wafdi ka kala socda maamullada Galmudug iyo Ahlu Sunna kuwaasoo maalmahan ku shirnaa dalkaas isla markaanna maanta kala saxiixday heshiis aan la shaacin qoddobada ku qoran.

Madaxweynaha ayaa kala hadlay labada dhinac heshiiska ay gaareen iyo sida ay ugu qanacsan yihiin, waxa uu soo dhaweeyay in Galmudug iyo Ahlu Sunna oo muddo khilaaf uu ka dhex aloosnaa ay go’aan ku gaareen in ay heshiis gaaraan si loo afjaro khilaafka ragaadiyey.

Madaxweyne Geelle ayaa ballan qaaday in dowladiisa ay sii wadi doonto taageerada Galmudug si maamulkaas u noqdo maamul horumar gaara.

Dhinaca kale, wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating‏ ayaa soo dhaweeyay heshiiska ay gaareen labada dhinac isagoo umahadceliyey IGAD oo dhexdhexaadinta garwadeen ka ahayd.

Guddoomiyaha Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Shaakir Xasan Cali oo u saxiixay dhinaca Ahlu Sunna heshiiska ayaa sheegay in qodobada dhiman ay kala saxiixan doonaan marka ay dib dalka ugu laabtaan balse ay ku faraxsan yihiin heshiiska ay gaareen labada dhinac.

“Halkan waxaa ku gaaray heshiis hordhac ah oo aan isku afgaranay wax yaabaha noo dhiman dalkii ayaan ku dhammeestiraneynaa”ayuu yiri Shiikh Maxamed Shaakir.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa isna sheegay in ay ku faraxsan yihiin heshiiska ay la gaareen Ahlu Sunna waana markii ugu horreysay dhowr iyo toban sanno kaddib ayuu yiri.

Waxa uu mahadceliyey shacabka iyo madaxweynaha Jabuuti maadama ay marwalba gacan siinayeen Soomaalida.

Heshiiska labada dhinac ee aan la sheegin qoddobada uu ku kaaban yahay ayaa waxaa saxiixiisa goobjoog ka ahaa wasiirka Beeraha iyo Biyaha ee Jabuuti, Maxamed Axmed Cawaale, danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya Aadan Xasan Aadan iyo mas’uliyiin ka socda dowladda fedaraalka Soomaaliya.

Radio Hormuud

Studio 3

posted on Sunday, December 3rd, 17
Mohamed Ali
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay