BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
8 visitors online
Total visits: 557074
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr07:33
Shuruq09:30
Dhuhr13:06
Asr14:25
Maghrib16:40
Isha18:31


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Thursday, December 14th, 2017 | 20:00
[Monday, December 4th, 17] :: Madaxweynaha la Doortay Ee Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wafti ka Socda Baarlamaanka Midowga Yurub

Share |
news image

Hargeysa(RH)Madaxweynaha cusub ee dhawaan shacabka reer Somaliland doortay Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la qaatay wefti ka socda Baarlamaanka Midowga Yurub, kuwaas oo si xoog leh ugu dhaqdhaqaaqa qaddiyadda gooni-isu-taagga Jamhuuriyadda Somaliland iyo sidii ay ictiraaf rasmi ah uga heli lahayd beesha caalamka.


Weftigan oo ka kooban xubno ka ah xildhibaanno si weyn dunida looga yaqaanno iyo siyaasiyiin caan ku ah ololaha ka midho-dhalinta sidii Somaliland dunida inteeda kale uga heli lahayd ictiraaf buuxa, kuwaas oo ay ka mid yihiin Xildhibaan James Carver oo ka mid ah Midowga Yurub, lagana soo doorto Gobolka West Midland ee dalka Ingiriiska, xildhibaan Raymond Finch oo Golaha Baarlamaanka Midowga Yurub ka tirsan, kana soo jeeda Gobolka Koonfur-Bari ee dalka Britain, lagana soo doortay xisbiga UK Independence Party (UKIP) iyo Stephen Atkinson oo ah la-taliyaha arrimaha dibadda u qaabilsan xildhibaan James Carver, isla markaana xubin ka ah golaha ay ku bahooheebeen saaxiibada ay Somaliland ku leedahay Golaha Baarlamaanka Midowga Yurub iyo safiirka Somaliland u fadhiya dalka Belgium-ka Md. Maxamuud Cabdi Dacar,

waxaanna kulankaas Madaxweynaha ku wehelinayey Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), Wasiirka Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka Md. Maxamed Ibraahim Qabo iyo Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Md. Kaysar Cabdilaahi Maxamed.


Kulanka ooo lagaga wadahadlay arrimo dhawr ah oo kala duwan, waxa xildhibaannadu halkaasi ku soo gaadhsiiyeen Madaxweynaha cusub hambalyo ay ka sideen guud ahaan Baarlamaanka reer Yurub iyo gaar ahaan dalka Ingiriiska ee ay kasoo jeedaan.


Waxa kaloo xubnaha wefiga ahi waxa ay Madaxweynaha cusub ee la doortay ugu bushaareeyeen inay sii wadi doonaan dadaalka ay ugu jiraan ka midho-dhalinta qaddiyadda madaxbannaanida Somaliland, iyaga oo shaaciyey inay gacan buuxda ka siin doonaan xukuumadda cusub sidii ay dunida Ictiraaf buuxa uga heli lahayd.


Madaxweynaha cusub Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhinaciisa xubnaha xildhibaannada ah ku bogaadiyey doorka lama ilaawaanka ah ee ay kaga jiraan raacadada loogu jiro ictiraafka Jamhuuriyadda Somaliland, waxaannu ammaanay dadaalka ballaadhan ee ay ka dhex wadaan Golaha Baarlamaanka Midowga reer Yurub dhexdiisa, waxaannu ballanqaaday inuu si dhaw ula shaqan doono, kana saacidi doono wax kasta oo ay uga baahdaan

 

Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Monday, December 4th, 17
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay