BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
10 visitors online
Total visits: 557074
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr07:33
Shuruq09:30
Dhuhr13:06
Asr14:25
Maghrib16:40
Isha18:31


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Thursday, December 14th, 2017 | 20:03
[Wednesday, December 6th, 17] :: Madaxweynihii Hore ee Somaliland Daahir Rayaale Oo Dalka Dib Ugu Soo Soo Laabatay Iyo Ujeedada Socdaalkiisa

Share |
news image

Hargeysa(RH)Madaxweynihii saddexaad ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo marwadiisa Huda Barkhad Aadan ayaa dalka dib ugu soo laabtay.Madaxweyne Rayaale ayaa waxa uu ka qayb-gali doonaa munaasibada caleemo saarka Madaxweynaha Shanaad ee Jamhuuriyadda Somaliland ee ay soo doorteen shacbiga Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo dhawaan ka dhici doonta dalka, sida uu sheegay Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada, mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ahaa masuulyiin madaarka ku qabailey Mudane Daahir Rayaale Kaahin.


Wasiir Xaashi oo saxaafadda kula hadlay qolka VIP-da madaarka Cigaal ayaa Madaxweyne Daahir Rayaale ku tilmaamay inuu ahaa madaxweynihii taabo-galiyey nidaamka dumuquraadiyada iyo doorashooyinka xorta ah ee dalka waxaannu yidhi “ Saaka waxa halkan farxad weyn noo ah in masuuliyiintaydan kala duwani qolka nasashada madaarka caalamiga ah ee Cigaal International Airport aannu ku soo dhawayno Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo marwadiisa Huda Barkhad Aadan.”


“Madaxweyne Daahir Rayaale waxaannu ku soo marti-qaadnay xaflada caleemo saarka iyo xil-wareejinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, md Axmed Maxamed Silaanyo iyo Madaxweynaha la doortay md Muuse Biixi Cabdi iyo ku xigeenkiisa Cabdiraxmaan Saylici, inuu nagala soo qayb-galo, waayo waa Madaxweynihii ku suntanaa geedi-socodka dimuquraadiyada iyo doorashooyinka xorta ah.”


Wasiir Maxamuud ayaa geesta kalena xusay in Mudane Daahir Rayaale uu ka hadli doono munaasibada caleemo saarka Madaxweynaha cusub waxaanu yidhi “ Waxay ay muujinaysaa sawir qarankan sumcad ugu suntan oo ah laba Madaxweyne oo xilkii ka degay iyo kii sadexaad oo la wareegaya oo madashaa fadhiyi doona, muuqaal weyn ayey qarankan ka muujinaysaa oo dunida kale maanta nasiibkaa aanay haysan, wixii hadal ah ee uu odhan doono, waxa madaxda kale odhan doonto iyo munaasibadaa muuqaalkeeda maalintaas ayeynu ka war sugaynaa.”
Madaxweyne Daahir Rayaale oo isaguna ujeedada socdaalkiisa ka hadlay ayaa yidhi “ Salaan weyn ayaa halkan shacabka ugu gudbinayaa, waxaanan u imid in aan ka qayb galo haduu Alle yidhaahdo xaflada madaxweynihii aniga i bedelay iyo madaxweynihii ka dambeeyey ay xilka kula kala wareegayaan, taas oo laygu marti qaaday.” Ayuu yidhi Mudane Rayaale.


Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Wednesday, December 6th, 17
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay