BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
17 visitors online
Total visits: 558807
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr07:27
Shuruq09:18
Dhuhr13:22
Asr15:03
Maghrib17:25
Isha19:10


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Monday, January 22nd, 2018 | 20:45
[Monday, December 25th, 17] :: Madaxweynaha DDSI Oo Ka Warbixiyay Hirgalinta Qorshayaasha Horumarineed ee ka Socda Deegaanka

Share |
news image

Jig-jiga(RH)Madaxwaynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar oo shir jaraa”id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka warbixiyay  qorshayaasha horumarineed ee deegaanka gaar ahaan dhinaca ka faa’iidaysiga khayraadka biyaha, doorka ka qaybgalka haweenka iyo hirgalinta maamulka suuban.

Madaxwaynaha oo ay saxaafadu waxka waydiisay dhinaca ka qaybgalka haweenka ayaa waxa uu sheegay marka la eego dhinaca ka qaybgalka haweenka ay yihiin kuwa door muhiin ah ka qaadanaya hirgalinta qorshayaasha horumarka nabadgalyada iyo maamulka suuban madaxwaynaha ayaa sheegay in haweenka deegaanku marka la eego dhinaca muwaaqirka dawlada deegaanka masuuliyiinta ugu sareeya heer deegaank gobolada maamulada magaalooyinka iyo degmooyinka deegaanka ay kaga jiraan Kaalin mug wayn kuwaasi oo si firfircoon uga qayb-qaata taaba galinta geedi socodka horumarka deegaanka madaxwaynaha ayaa sheegay in isbadalka horumarineed ee sida xawliga ah uga hirgalay deegaanka ay kaalin miisaan culus ku leeyihiin ka qaybgalka haweenka deegaanku.


Sidoo kale mar uu ka hadlayay madaxwaynuhu dhinaca ka faa’iidaysiga khayraadka biyaha deegaanka ayaa waxa uu ka warbixiyay dhibaatooyinkii wakhtiyadii hore ka haysan jiray shacabka deegaanka dhinaca helitaanka biyaha madaxwaynaha ayaa sheegay in wakhtiyadii hore ka jireen deegaanka laba ceel oo kaliya ay qoteen maamulkii boqortooyada iyo mid kii shuuciga ahaa ee dhergiga kuwaasi oo kala ahaa ceelka jigjiga iyo kan galaadi oo ay u dhaxayso mafaaso dhan 500km taasi oo aad dareeyaso xaalad biyo la aaneed ee bulshada haysan jirtay.

Madaxwaynaha oo hadalkiisa sii wada ayaa sheegay in dadaal dheer oo ay xukuumada DDSI samaysay sanadihii ugu dambeeyay in laga guul gaadhay sidii bulshada deegaanka looga xaqab tirilahaa helitaanka biyaha nadiifta ah ee dadka iyo duunyadaba sidoo kalena lagu guulaystay in degmooyinka qaarkood oo ay adkayn in laga soo saaro biyaha dhulka hoostooda balse dadaal dheerka dib lagu soo saaray biyahaasi iyada oo ceelka ugu dheer laga qoday dalkeena itoobiya yahay ka laga qoday DDSI hoos loo qotay ilaa 600 mitir
Dhinaca kale, madaxwaynaha DDSI Cabdi Maxamuud cumar ayaa ka hadlay hay’daha nabadgalyada deegaanka isagoo tusaale u sooqaatay ciidamada gaarka ah ee liyuu boolis. Waxuuna xusay madaxwaynuhu in loo baahan yahay in la ogaado in deegaanku uusan lahayn qaab dhismeed ka duwan qaabdhismeedka nabadagalyada ee deegaanada kale ee dalkeenan itoobiya islamarkaana uu liyuu-boolisku yahay booliska deegaanka Dhankakale, Madaxwaynaha ayaa si qoto dheer usoo bandhigay taariikhda nabadgalyo ee deegaanka isagoo sheegay in Laga soo bilaalo 1964 G.C in deegaanku ahaa deegaan ay ku hardamaaan ama ku loo lamaan ururadii xagjirnimada, nabadiidka iyo waliba fikirada soomaali wayn iwm. Sidaasdarteed horumarka iyo nabadgalyada deegaanka waxaa salka udhigay ciidamada liyuu booliska. Sababtoo ah deegaankani wuxuu ahaa deegaan itoobiya oo dhan cabsi galiyay maxaa yeelay soomaaliwayn ayaa sheegan jirtay. Iyadoo qofkastaa xasuustoo dagaalkii soomaalia iyo itoobiya in uu deegaankan ka dhashay islamarkaana mudayar oo ilaa 7 bilood ah ay xoog ku haysatay soomaaliya.

Maxaayeelay Ilaa 1964 tii ururadii siyaasadeed ee deegaanka kadhaqdhaqaaqi jiray ayaa xiligii boqortooyadii, xiligii dhargiga iyo xiligan itoobiyada cusub umada deegaanka u horseeday inay u hanqal taagaan inay goostaan deegaanka ama ay kudaraan soomaaliya. Iyadoo Dhibaatadanina ay socotay 1964 ilaa iyo xili dhaw oo kubeegaan 2000 T.I iyadoo Ururadaas nabaddiidka ah ee deegaanka kajirayna ay shacabaka deegaanka ugaysan jireen caadaadis iyo xasuuq ba’an, dhargiguna uu sidaa si lamid ah ku ahaa deegaanka iyadoo xiligii ay soomaaliya nagu soo duushayna sidaas iyo si lamid ah ay shacabka deegaanka xasuuqi ugu gaysatay. Sidaasi darteed taariikhda nabadgalayada deegaankani waa mid murugoo iyo calool xumo badan leh.


Iskusoo wada duuboo, madaxwaynaha ayaa tilmaamay in Kadib markii EPRDF qabatay wadanka ee itoobiyada cusub curutay in uu deegaanka dib uga abuuramay ururo nabaddiid ah sida UBBO, AL-itaxaad, ONOG iyo Al-shabaab oo uu deegaanku marin u ahaan jiray si ay hub ay itoobiya ku dumiyaan uga soo galiyaan iyadoo ururadina ay mar ONLF kulifaaqnaan jireen Mara ay kali kali uga dhaqdhaqaaqi jireen deegaanka

Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Monday, December 25th, 17
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Taarikhda Khadiijo Cabdullaahi Daley oo Toronto ku geeriyootay


Hees cusub . Dardaaranka Madaxseynaha cusub. abwaan Rashiid Siyaad


Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay