BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
10 visitors online
Total visits: 562054
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr04:12
Shuruq05:53
Dhuhr13:10
Asr17:04
Maghrib20:25
Isha21:59


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Thursday, April 19th, 2018 | 15:50
[Tuesday, December 26th, 17] :: Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Maanta Hor Yimid Golaha Wakiilada

Share |
news image

Hargeysa(RH)Hanti dhawraha guud ee Qaranka Somaliland Md Saciid Saleebaan Mire ayaa maanta hor yimid golaha wakiilada Somalilad,kadib markii xildhibaanada golaha wakiiladu ay codsadeen in u golaha hor yimaado hanti dhawraha guud ee Qaranku.

waxaana Fadhi ay iskugu yimaadeen xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha golahaasi Baashe Maxamed Faarax ayaa waxa uu hanti dhawruhu xildhibaanada ka hor akhriyay warbixin ku saabsan xisaab xidhkii miisaaniyada dawlada dhexe ee sanadkii hore ee 2016-kii iyo waliba halka ay marayaan hawlaha shaqo ee xafiiska hanti dhawraha guud ee Qarankka Somaliland.

Waxaana hanti dhawraha guud ee Qaranka Somaliland Oo Golaha Wakiilada Hortooda ka akhriyay warbixin ku saabsan xisaab xidhkii miisaaniyada dawlada dhexe ee 2016-kii.

Ugu Danbayna xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ee fadhgaasi ka soo Xaadirey Ayaa waxay su’aalo ku saabsan miisaaniyadii dawlada dhexe ee sanadkii 2016-kii iyo walba shaqada uu qaranka Somalilad u hayo ay ku waydiiyeen hanti dhawraha guud ee Qaranka Somaliland Siciid Saleebaan Mire,isaga oo dhankiisana hanti dhawruhu jawaabo ka bixiyay su’aalahaasi.


Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Tuesday, December 26th, 17
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Cabdi Bile oo xaflad soo dhaweyn loogu sameeyay Muqdisho


Taliyaha ciidamada xoogga oo ka warbixiyey ciidamo ku dagaallamay Muqdisho


Xukuumada Somaliland Oo Mamnuucday ka Ganacsiga Diinka


Maxkamadda ICJ oo garsoore Soomaali ah u dooratay Madaxweyne


Ururka S/land Mental Health Support Org. Oo Deeq Gaadhsiiyey Cispitaalka Dhimirka Hargeysa


Taarikhda Khadiijo Cabdullaahi Daley oo Toronto ku geeriyootay


Hees cusub . Dardaaranka Madaxseynaha cusub. abwaan Rashiid Siyaad


Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey