BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
6 visitors online
Total visits: 562054
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr04:12
Shuruq05:53
Dhuhr13:10
Asr17:04
Maghrib20:25
Isha21:59


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Thursday, April 19th, 2018 | 16:00
[Tuesday, December 26th, 17] :: Shirkii Wada-tashiga Golaha wasiirada Somaliland Oo la soo Gaba-gabeeyey

Share |
news image

Hargeysa(RH)Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 26-ka Diisembar, 2017 la soo gabagabeeyey kulankii wada-tashiga Golaha wasiirada uga socday Hotel Royal Palace ee Magaalada Hargeysa.


Kulankan wada-tashiga ah waxaa looga gol lahaa sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta wasaaradaha iyo dardaragalinta hawlaha qaran ee horyaalla xukuumadda cusub, waxaana goob joog ka ahaa muddadii uu socday kulankani Madaxwayne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdillahi Ismaaciil Saylici.


Wada-tashigan oo socday muddo 4 maalmood ah soona bilaabmay 23-kii December 2017, waxay xubnaha wasiiiradu yeesheen doodo is daba jooga iyo falaqayn ku saabsan sidii ay u gudan lahaayeen waajibaadkooda shaqo, iyagoo ka duulaya barnaamijka qorshaha horumarinta qaranka ee labaad (NDPII) iyo barnaamij siyaasadeedka xisbiga Kulmiye ee uu ku galay ololihii doorashada Madaxtooyada, si loo fuliyo ballan qaadyadii xisbiga.


Waxaana soo xidhay kulankan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somailand, Mudane, Muuse Biixi Cabdi waxaa ka soo baxay qodobadan hoos ku xusan:-
1. In xubnaha golaha wasiiradu ay si wada jira u shaqeeyaan, iskana kaashadaan hawlaha qaranka ee horyaalla.
2. In qorshaha xukuumadda lagu saleeyo barnaamijka xisbiga Kulmiye iyo qorshaha horumarinta qaranka ee labaad (NDPII).
3. In la xoojiyo siyaasadda arrimaha dibadda, lana kordhiyo dadaalka loogu jiro ictiraaf raadinta.
4. In la xoojiyo amniga gudaha, si buuxdana loo sugo xuduudaha dalka.
5. In la dhiiri-galiyo lana fududeeyo maal-gashiga, si loo abuuro fursado shaqo.
6. In la kordhiyo dakhliga , dib u habaynna lagu sameeyo Maamulka Maaliyadda.
7. In la sameeyo guddi farsamo oo ka soo talo bixisa xal u helidda Sicir-bararka.
8. in kor loo qaado wax-soosaarka dalka, bulshadana lagu dhiiri galiyo inay tabcadaan.
9. In kor loo qaado adeegyada aas-aasiga ah ee bulshada Somaliland loo fidinayo.
10. In dhidibada loo aaso nidaamka maamul-wanaaga, laguna dhaqmo daah furnaan iyo caddaalad.
11. In la dajiyo qorshe qaran oo ku wajahan ka hortaga iyo wax ka qabashada abaaraha.
12. In dadaal dheeraada lagu bixiyo sidii loo tayayn lahaa shaqaalaha dawladda.
13. In hindisaha wax-qabadka madaxweynaha ee boqol iyo labaatanka cisho(120) ee u horeeya xukuumadda la fuliyo, wasaarad walbana ay qaybta kaga soo hagaagaysa fuliso


Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Tuesday, December 26th, 17
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Cabdi Bile oo xaflad soo dhaweyn loogu sameeyay Muqdisho


Taliyaha ciidamada xoogga oo ka warbixiyey ciidamo ku dagaallamay Muqdisho


Xukuumada Somaliland Oo Mamnuucday ka Ganacsiga Diinka


Maxkamadda ICJ oo garsoore Soomaali ah u dooratay Madaxweyne


Ururka S/land Mental Health Support Org. Oo Deeq Gaadhsiiyey Cispitaalka Dhimirka Hargeysa


Taarikhda Khadiijo Cabdullaahi Daley oo Toronto ku geeriyootay


Hees cusub . Dardaaranka Madaxseynaha cusub. abwaan Rashiid Siyaad


Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey