BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
17 visitors online
Total visits: 558807
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr07:27
Shuruq09:18
Dhuhr13:22
Asr15:03
Maghrib17:25
Isha19:10


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Monday, January 22nd, 2018 | 20:45
[Thursday, December 28th, 17] :: Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay inay la soo Wareegtey Maamulka Hawada

Share |
news image

Muqdisho (RH) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Khamiis ah xarriga ka jaray dhismaha xarrunta cusub ee laga maamuli doonno hawada sdare ee Soomaaliya.

Munaasabad loogu dabbaal dagayo la soo wareegitaanka hawada sare ee Soomaaliya ayaa xilligan ka socota garoonka diyaaradaha magaalada Muqidsho.

Madaxweynaha ayaa ku ammaanay wasaaradda gaadidka iyo dhammaan cid kasta oo gacan ka geesatay in lala soo wareego maamulka hawada sare ee Soomaaliya.

Munaasabadda kale ee ka qeybgaleysa munaasabadda waxaa ka mid ah madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf, wasiirka arrimaha gudaha iyo fedaraalka Cabdi Faarax Saciid Juxa, wasiirka amniga Maamed Abuukar Islow Ducaale, wasiirka qorsheynta iyo xiriirka caalamiga Jamaal Maxamed, wasiirkii horre ee gaadidka dhulka iyo cirka Cali Jaamac Jangali, xildhibaanno iyo mas’uuliyiin kale.

Madaxweynaha ayaa kormeeray xarrunta laga maamuli doonno hawada sare ee dalkeenna.

Waa markii ugu horreysay oo hawada sare ee Soomaaliya laga maamulo tan iyo 1991-dii xilligaas oo dalka ay ka billowdeen dagaallo sokeeye.

Maamulka hawada Soomaaliya waxaa soddonkii sanno ee la soo dhaafay laga maamulayey magaalada Nairobi waxaana gacanta ku Hay’adda caalamiga ah ee Hawada Adduunka (ICOA).

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo, oo ka hadlay xaflad lagu daah furayay xafiiska qalabka kontoroolka hawada oo maanta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladdiisa iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeedba ay sharaf u tahay inay la soo wareegaan maamulka hawadooda.

Masuul u hadlay hey’adda ICAO ee Qaramada Midoobay oo hadawada Soomaliya ka maamuleysay magaalada Nayroobi ayaa sheegay in wareeginta maamulka hawada Soomaaliya ay ku timid heshiis ay horey u kala saxiixdeen dowladda iyo Qaramada Midoobay.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

posted on Thursday, December 28th, 17
Mohamed Ali
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




Taarikhda Khadiijo Cabdullaahi Daley oo Toronto ku geeriyootay


Hees cusub . Dardaaranka Madaxseynaha cusub. abwaan Rashiid Siyaad


Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay