BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
9 visitors online
Total visits: 562054
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr04:12
Shuruq05:53
Dhuhr13:10
Asr17:04
Maghrib20:25
Isha21:59


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Thursday, April 19th, 2018 | 15:53
[Friday, December 29th, 17] :: Shirka Wadatashiga Kor U Qaadista Tayaynta Waxbarashada Reer-guuraaga DDSI Oo Ka Furmay jig-jiga

Share |
news image

Jig-jiga(RH)waxaa magaalada Jig-jiga ka furmay kulan lagaga wada tashanayo sidii kor loogu qaadilahaa loona horumarin lahaa tiirka waxbarashada reer guuraaga DDSI.


Kulankan oo uu soo diyaariyay xafiiska waxbarashada DDSI oo kaashanaya wasaarada waxbarashada JDFI ayaa waxaa loo qaybtay xubno ka socday xafiisyada iyo ha’yadaha ay bah-wadaagta yihiin xafiiska waxbarashada , madax xafiiseedyada waxbarashada qaarka mid ah degmooyinka deegaanka , jaamacada jigjiga, odayaal dhaqameedka deegaanka, qaarka mid ah culimo awdiinka deegaanka iyo marti sharaf kale.

Waxaana furitaankii kulankan wadatashiga ah furay wasiir ku xigeenka waxbarashada DDSI Maxamuud Axmed Nuur (Heeryo) oo ka warbixiyay ahmiyada iyo ujeedooyinka uu leeyahay kulankan wadatashiga ee kor loogu qaadayo taaba galinta tiirka waxbarashada reer guuraaga gaar ahaan hirgalinta qorshaha tayaynta waxbarashada reer-guuraaga gaar ahaan in fasalada waxbarashada reer guuraaga oo markii hore ahayd 1aad ilaa 4aad in laga dhigo 1aad ilaa 6aad iyo hirgalinta iskuulka wareega ee loogu talagalay bulshada reer guuraaga ah ee oo la gaynayo hadba goobta ay dagan yihiin

Wasiir ku xigeenka oo hadalkiisa siiwata ayaa sheegay in si kor loogu qaado heer daboolka tayada waxbarashad uu waxbarashada deegaanka dadaal xoogan galiyay sidii loogu midho dhalin lahaa siyaasada waxbarashada deegaanka iyada oo xooga la saarayo tayaynta waxbarashada reer guuraaga ah maadaamo oo ay bulshada deegaanku u badan tahay reer-guuraa. Wasiir ku xigeenka ayaa sheegay in kulan lagaga hadlayo sidii ay xafiiska waxbarashada DDSI iyo bah-wadaagtiisu iskaga kaashan lahaayeen ka midho dhalinta tayada waxbarashada reer-guuraaga deegaanka


Ugu dambayntii kulan wadatashiga kor u qaadista tiirka waxbarashada reer-guuraaga DDSI oo socondoona muddo laba maalmood ah ayaa waxaa lagu qorfayn-doonaa tabaha iyo xeeladaha lagu hirgalinayo qorshaha ka midho dhalinta qorshahaasi.


Radio Hormuuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Friday, December 29th, 17
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Cabdi Bile oo xaflad soo dhaweyn loogu sameeyay Muqdisho


Taliyaha ciidamada xoogga oo ka warbixiyey ciidamo ku dagaallamay Muqdisho


Xukuumada Somaliland Oo Mamnuucday ka Ganacsiga Diinka


Maxkamadda ICJ oo garsoore Soomaali ah u dooratay Madaxweyne


Ururka S/land Mental Health Support Org. Oo Deeq Gaadhsiiyey Cispitaalka Dhimirka Hargeysa


Taarikhda Khadiijo Cabdullaahi Daley oo Toronto ku geeriyootay


Hees cusub . Dardaaranka Madaxseynaha cusub. abwaan Rashiid Siyaad


Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey