BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
9 visitors online
Total visits: 562054
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr04:12
Shuruq05:53
Dhuhr13:10
Asr17:04
Maghrib20:25
Isha21:59


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Thursday, April 19th, 2018 | 15:51
[Saturday, December 30th, 17] :: Hogaanka Sare ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA la Doortay

Share |
news image

Hargeysa(RH)Waxaa Maanta hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa lagu soo Gaba-gabeeyey Shirweynihii 6-aad ee ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Waxaana ugu horeyn la doortay 15-ka xubnood ee ugu sareeyey ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA.

15-kan Xubnood ee la doortay ayaa iska sii dhex doortay gudoomiye,gudoomiye ku xigeen iyo xoghaye,kuwaas oo ahaa kuwo hore u qorshaysnaa in la dooranayo,waxaana xubnaha ergada ah iyo suxufiyiinta ka qayb galay shirkaasiba ay ahaayeen kuwo lasoo xulay oo doonayay in uu soo noday gudoomiyihii xilku ku dhamaaday Maxamuud Cabdi Jaamac “Xuuto”iyo boodhka SOLJA.

Sidoo kalena boodhkii hore ayaa waxa kaga jira oo dib usoo noqday 6 kamid ah,kuwaas oo markii horeba ay iska cadayd inay soo noqonayaan,ahaana kuwa ay saluuga ka muujiyeen saxafiyiin badani.

Xubnaha la doortay iyo codadka ay kala heleen ayaa u dhignaa sida tan

1.Mohamed Farah Coomaade 97 cod.
2. Barkhad M. Kaariye 96 cod.
3. Maxamuud C jaamac Xuuto 95 cod.
4. Saynab Maxamed Cabdi 95 cod.
5. Xayaad Maxamed C.laahi 95 cod.
6 . Sakriye Axmed Muxumed 90 cod.
7. Cabdi Xasan 88 cod.
8. Mukhtaar Cabdiraxman 88 cod.
9. Yaxye Sheekh Ismacil 87 cod
10.Cabdilaahi X Darwiish 84 cod.
11. Faysal Adan Fifa 83 cod.
12.Maxamed Kuraase 82 cod.
13. Saleban Xaashi 81 cod.
14. Abdifatah MursalMursal 81 cod.
15 . Mawlid Shaqle Maxamed 77 cod.


Waxaana gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA mar kale loo doortay Maxamuud Cabdi Jaamac “Xuuto,Gudoomiye ku xigeenna waxaa loo doortay Yaxye Sheekh Ismaaciil oo ah agaasimaha bariga afrika ee Kalsa-tv iyo Sakariye Axmed Muxumed oo ah madaxa Barnaamiyada ee Radio Hargeysa.


Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Saturday, December 30th, 17
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Cabdi Bile oo xaflad soo dhaweyn loogu sameeyay Muqdisho


Taliyaha ciidamada xoogga oo ka warbixiyey ciidamo ku dagaallamay Muqdisho


Xukuumada Somaliland Oo Mamnuucday ka Ganacsiga Diinka


Maxkamadda ICJ oo garsoore Soomaali ah u dooratay Madaxweyne


Ururka S/land Mental Health Support Org. Oo Deeq Gaadhsiiyey Cispitaalka Dhimirka Hargeysa


Taarikhda Khadiijo Cabdullaahi Daley oo Toronto ku geeriyootay


Hees cusub . Dardaaranka Madaxseynaha cusub. abwaan Rashiid Siyaad


Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey