BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
11 visitors online
Total visits: 558702
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr07:29
Shuruq09:21
Dhuhr13:22
Asr15:00
Maghrib17:21
Isha19:07


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Saturday, January 20th, 2018 | 00:19
[Tuesday, January 2nd, 18] :: Wafdi dowladda ka socda oo tagay Beledxaawo

Share |
news image

Beledxaawo (RH)- Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland ayaa gaaray magaalada Beledxaawo ee gobalka Gedo, halkaasoo ay ka taagan tahay xiisad ka dhalatay markii ciidamada Kenya ay damceen qeybo ka mid ah magaalada in ay ku daraan dhinaca iyo xuduudda Kenya.

Wafdiga waxaa hoggaaminaya wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Cabdi Faarax Saciid Juxa sidoo kale waxaa ka mid ah xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka.

Wasiirka ayaa haddaba BBC-da uga warramay waxa ay ku soo arkeen magaaladda iyo xiisadda ka jirta.

Wasiirka ayaa sheegay in iyaga iyo wafdigooda ay u kuurgaleen xaaladda magaalada gaar ahaan xiisadda ka jirta oo ku aadan in Kenya ay damsan tahay in ay ku darto magaalada Beledxaawo.

Wasiirka ayaa ka gaabsaday arrinta ku saabsan in Kenya ay ku soo duruqday dhinaca iyo magaalada balse waxa uu sheegay in waxa ay soo arkeen uu ku jiro dhismaha laga dhisayo xadka iyo halka uu ka billaabanayo iyo waxa ka jira cabashada dadka magaalada.

Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay inay soo faragaliso xiisadda ka taagan Beledxaawo

Beledxawo Maxaa Madiyaa?

Waxa uu sheegay in wafdiga uu hoggaaminayo ay ku jireen dad khuburo ku ah arrimaha xuduudaha iyo guddiga xuduudaha ee baarlamaanka isla markaanna marka ay dib ugu laabtan Muqdisho ay faah-faahin doonaan waxa ay soo arkeen.

Wasiirka ayaa sheegay in khilaafka ka jira Beledxaawo gaar ahaan is dhexgalka labada magaalo ay kala hadli doonaan Kenya maadama iyagu ay xaq u lee yihiin arrinta ka taagan magaalada.

Wasiir Juxa ayaa tilmaamay in wax dhib aysan ka jirin magaalada Beledxaawo.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

posted on Tuesday, January 2nd, 18
Mohamed Ali
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




Taarikhda Khadiijo Cabdullaahi Daley oo Toronto ku geeriyootay


Hees cusub . Dardaaranka Madaxseynaha cusub. abwaan Rashiid Siyaad


Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay