BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
4 visitors online
Total visits: 562054
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr04:12
Shuruq05:53
Dhuhr13:10
Asr17:04
Maghrib20:25
Isha21:59


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Thursday, April 19th, 2018 | 15:56
[Saturday, January 6th, 18] :: Shirkii 34-Aad Ee Golaha Sare Ee Dalladda Dhalinyarada SONYO Oo ka Furmay Hargeysa

Share |
news image

Hargeysa(RH)Kulankan oo ah kii 34-aad ee ay isugu yimaadaan tan iyo intii dhidibada loo taagay dalladda dhalinyarada ee heer qaran ee SONYO, xubnaha golaha sare ee dalladdaasi ayaa Maanta si rasmi ah uga furmay Hoolka Shirarka ee xarunta Daladda SONYO ee magaaladda hargeysa.

 

Kulankan ayaa waxa kasoo qaybgalay wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland, Boos Mirre Maxamed, guddoomiyaha guud ee dalladdaasi, agaasimaha fulinta ee dalladda iyo sidoo kale agaasimaha waaxda dhalinyarada ee wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland.

 

Agaasimaha fulinta ee dalladda Sonyo Eng. Cumar Cismaan Miigane iyo agaasimaha waaxda dhalinyarada ee wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland, ayaa ka waramay ahmiyada ay dhalinyaradu u leedahay bulshada Somaliland iyo doorka ay ka qaadan karaan horumarka dalka.

Guddoomiyaha Dhalinyarada Dalladda Heer Qaran ee SONYO Cabdicasiis Siciid Saalax oo isna halkaasi khudbad ku aadan maraaxilkii uu soo maray kal-fadhiyada kala duwan ee golaha sare ee dalladdani leedahay iyo sidoo kale kal-fadhigani waxa uu kaga duwanaan doono, “Dalladda dhalinyarada heer qaran ee Somaliland waxa ku bahoobay ilaa 56 urur oo dhamaan degmooyinka iyo gobollada dalka ka kala socda.

Waxay ku aasaasan yihiin ogolaanshaha dastuurka Somaliland ee ah in bulshadu ay samaysan karto ururo iyo madalo ay isugu yimaadaan. Sidoo kale waa madal maandheytkeedu yahay isxilqaan iyo isdirid ama waxa la yidhaa (Voluntarism). Dalladda dhalinyarada ee isu timid 2003-dii waxay isugu yimaadeen oo ay ku bahoobeen sidii ay wax u qaban lahaayeen, isla markaasina ay wuxuun u tari lahaayeen dhalinyarada jamhuuriyadda Somaliland. Ayuu yidhi guddoomiyaha dalladda dhalinyarada heer ee Sonyo, waxaanu intaasi ku daray “intaas oo sano wasaaradda keliya ee aanu lasoo shaqeynaynay waa wasaaradda dhalinyarada.

Intii aanu wadashaqeynayayna, maadaama aynu wadajir usoo samaynay qorshaha qaranka ee labaad qaybtiisa dhalinyarada, oo runtii wasaaradda iyo Sonyo ay ku guulaysteen inay ku daraan 21 maxsuul oo dhalinyarada shantaa sano la doonayo in noloshooda wax lagaga beddelo. In wasaaradda aanu kala shaqeynay siyaasaddii dhalinyarada lagu gaadhsiin lahaa in wax loo qabto. Kulankan oo kale ayaanu ugu talogalnay inaan wax ku eegno arimahaas.” Ayuu yidhi

 

Gabogabadii Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Yuusuf Mire Maxamed (Boos) oo isna dhankiisa hoosta ka xariiqay siday ka xukuumad ahaan uga go’an tahay garab siinta da’yarta iyo sidoo taageerida xubnaha golaha sare iyo guud ahaanba dalladda dhalinyarada heer qaran ee Sonyo, “dhalinyada uun baa wax bedesha adduunka, idinkuna waxaad haysataan wadan nabad ah, horumarka iyo shaqo abuurkana idinkaa laydinka doonayaa inaad keentaan, oo waxa idinka jira dhalinyaradii Intiative-ka ahayd. hore waanu usoo Discuss-garaynay, imikana ka xukuumad ahaan waxay diyaar u tahay inaydun kuwada shaqaysaan, intii aydun dadka ku maagayseen ee ahaa ‘hala helo Transparency iyo musuqmaasuq la’aan. ayuu yidhi wasiir Boos Mirre.

Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/somaliland

 

posted on Saturday, January 6th, 18
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Cabdi Bile oo xaflad soo dhaweyn loogu sameeyay Muqdisho


Taliyaha ciidamada xoogga oo ka warbixiyey ciidamo ku dagaallamay Muqdisho


Xukuumada Somaliland Oo Mamnuucday ka Ganacsiga Diinka


Maxkamadda ICJ oo garsoore Soomaali ah u dooratay Madaxweyne


Ururka S/land Mental Health Support Org. Oo Deeq Gaadhsiiyey Cispitaalka Dhimirka Hargeysa


Taarikhda Khadiijo Cabdullaahi Daley oo Toronto ku geeriyootay


Hees cusub . Dardaaranka Madaxseynaha cusub. abwaan Rashiid Siyaad


Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey