BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
5 visitors online
Total visits: 562054
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr04:12
Shuruq05:53
Dhuhr13:10
Asr17:04
Maghrib20:25
Isha21:59


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Thursday, April 19th, 2018 | 15:58
[Saturday, January 13th, 18] :: Turkiga oo Soomaaliya ka hirgalinaya mashaariic ku kacaya in ka badan $100 million

Share |
news image

Ankara (RH) Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa heshiis iskaashi ku kala saxiixday caasimadda Ankara.

Heshiiska ayaa waxaa kala saxiixday ra’iisal wasaaraha ku xigeenka Soomaaliya Mahadi Maxamed Guuleed iyo dhiggiisa Turkiga Recep Akdag, sidaas waxaa qortay wakaaladda wararka Turkiga  Anadolu Agency.

Heshiiskan oo ku kacaya in ka badan 100 milyan oo dollar ayaa salka ku hayaa sidii Turkiga uu mashaariic horumarineed uga hirgalin lahaa Soomaaliya.

Ra’iisal wasaare ku xigeenka Turkiga Recep Akdag oo ka hadlay xafladda lagu saxiixayey heshiiska ayaa sheegay heshiiskan in uu xoojin doonno xiriirka ka dhexeeya labada dal.

Waxa suu saadaaliyey in rajada muuqato ay tahay sidii xiriirka ganacsi ee labada dal uu gaaro $200 million laga soo billaabo sannadkii 2016-ka oo uu ahaa illaa $120 million.

Heshiiskan ayaa soo socday tan iyo 2016-kii waxaana uu si gaar ah uga shaqeen doonnaa arrimaha Tamarta, Macdanta, Korantada, waxbarashada sare, beeraha iyo arrimaha badda, sidaas waxaa ku warrantay wakaaladda AA.

Heshiiskan iskaashi ayaa dhigaya in Soomaaliya suuq ku yeelato Turkiga si ganacsiga Soomaaliya loo gaarsiiyo Yurub iyo Asia sidoo kale, Turkiga waxay qaadan donaan oo Suuq u yeeli donaan khayraadka Soomaaliya sida kalluunka, beeraha iyo xoolaha.

Turkiga waxay iibsan doonaan oo ay la wareegi doonaan Mooska, Liinta la qalajiyay, Sisinta iyo Kaluunka waxaana heshiiskan kala saxiixday labada Ra’iisal Wasaare ku xigeen ee Soomaaliya iyo Turkiga.

Turkiga iyo Soomaalya ayaa xoojiyey xiriirka ay lee yihiin tan iyo 2011-kii xilligaas oo madaxweynaha Turkiga Erdogan uu booqday caasimadda Muqdisho.

Bishii September ee la soo dhaafay, Turkiga waxa uu furay xarruntii ugu weyneed ee lagu tababbaro ciidan oo dibadda laga hirgaliyey taasoo laga dhisay Soomaaliya.

Xarruntan oo ku taalla Muqdisho, ayaa waxa dhismaheeda uu socday muddo labo sanno ah, waxa ay ku fadhiddaa  in ka badan 4 square kilometers (1.54 square miles), waxaana awood u lee dahay in halkii marba ay ku tababbartaan in ka badan 1,500 askari, sida laga soo xigtay dowladda Soomaaliya.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

posted on Saturday, January 13th, 18
Mohamed Ali
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




Cabdi Bile oo xaflad soo dhaweyn loogu sameeyay Muqdisho


Taliyaha ciidamada xoogga oo ka warbixiyey ciidamo ku dagaallamay Muqdisho


Xukuumada Somaliland Oo Mamnuucday ka Ganacsiga Diinka


Maxkamadda ICJ oo garsoore Soomaali ah u dooratay Madaxweyne


Ururka S/land Mental Health Support Org. Oo Deeq Gaadhsiiyey Cispitaalka Dhimirka Hargeysa


Taarikhda Khadiijo Cabdullaahi Daley oo Toronto ku geeriyootay


Hees cusub . Dardaaranka Madaxseynaha cusub. abwaan Rashiid Siyaad


Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey