BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
10 visitors online
Total visits: 560001
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr06:37
Shuruq08:18
Dhuhr13:25
Asr15:52
Maghrib18:29
Isha20:05


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Wednesday, February 21st, 2018 | 22:22
[Tuesday, February 6th, 18] :: Maxkamadda ciidamada oo xukunno dil & xabsi ku ridday rag lagu eedeeyay Qarixii Soobbe

Share |
news image

Muqdisho (RH) Maxkamadda darajada koowaad ciidamada Soomaaliya, ayaa maanta Talaado ah waxa ay xukunno dil iyo xabsi isugu jira ku riday saddex qof oo lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen qarixii Soobbe ka dhacay 14-kii October ee sannadkii horre 2017-ka, kaasoo gallaaftay dad kor u dhaafaya illaa 500 oo ruux.

Garsoore Xasan Cali Shuure oo gacanta ku hayey galka dacwadda loo heysto ragga la xukumay ayaa maxkamadda ka sheegay in la soo gabagabeeyay dhageysiga dacwadda loo heystay shanta ruux oo labo ka mid ahna la sii daayey markii dambi lagu waayey sida uu sheegay.

Garsooraha ayaa mid-mid u dul istaagay dacwadaha lagu soo oogay shanta qof ee maxkamaddu xukuntay kuwaasoo billowgiiba lala xiriirayey qarixii argagaxa badnaa ee Soobbe ku dilay boqolaalka qof.

Garsoore Shuute ayaa sheegay Xasan Aadan Isaaq in lagu helay dambigii lagu soo oogay oo ahaa in uu abuubulay weerarkii Soobbe isla markaanna lagu xukumay dil toogasho ah, sidoo kale garsooruhu waxa uu sheegay in maxkamadda ciidamada ay xabsi daa’in ama madaxa ha ku furto ay ku xukuntay Cabdullaahi Ibraahim Xasan Absuge isagoo ah maqane.

Cabdiweli Axmed Diiriye ayaa isna lagu xukumay saddex sanno oo xarrig ciidan ah, guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Xasan Cali Shuute ayaa xorriyadoodii dib ugu celiyey labo eedeesane ee lakala yiraahdo Mukhtaar Maxamuud Xasan Rooble iyo Cabdul Cabdi Warsame Cali kaddib markii lagu waayey eedeemihii loo heystay.

Gal dacwadeedka la xiriira dadkii loo heystay qarixii Soobbe ayaa soo socday muddo dhowr bilood ah iyadoo dhowr mar la dhageystay dacwadda arrintan.

Maxkamadda ciidamada ayaa qaadda dacwadaha la xiriira ciidamada iyo kooxaha dowladda dagaallada kula jira, iyadoo horrey sidan oo kale xukunno u riday.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

posted on Tuesday, February 6th, 18
Mohamed Ali
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




Xukuumada Somaliland Oo Mamnuucday ka Ganacsiga Diinka


Maxkamadda ICJ oo garsoore Soomaali ah u dooratay Madaxweyne


Ururka S/land Mental Health Support Org. Oo Deeq Gaadhsiiyey Cispitaalka Dhimirka Hargeysa


Taarikhda Khadiijo Cabdullaahi Daley oo Toronto ku geeriyootay


Hees cusub . Dardaaranka Madaxseynaha cusub. abwaan Rashiid Siyaad


Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle